Jiilka Berri Media

Jiilka Berri Media Ku soo dhawoow Jiilka Berri Media! Waxaan ku soo bandhigaynaa sheekooyin dhiirrigelin leh, iyo talooyin nololeed oo dhab ah.

Nala soco si aad u hesho macluumaad faa’iido leh oo kaa caawinaya horumarinta naftaada iyo bulshadaada

Mar waliba xusuusnow xuska Alle
23/07/2026

Mar waliba xusuusnow xuska Alle

Aduunyadu waa wareegto
22/07/2026

Aduunyadu waa wareegto

Waligaa ha ilaabin qofki ku garab taagnaa xili dadka kaloo dhan ku inkireen
20/07/2026

Waligaa ha ilaabin qofki ku garab taagnaa xili dadka kaloo dhan ku inkireen

England iyo France hadii la reebay koobka cidi dooonto ha qaado xitaa kuwaan ha iska soo buriyo   Donald Trump oo asaga ...
19/07/2026

England iyo France hadii la reebay koobka cidi dooonto ha qaado xitaa kuwaan ha iska soo buriyo Donald Trump oo asaga ha qaato koobka

Guushu ma timaaddo nasiib keliya, waxay ka dhalataa himilo, qorshe, dadaal iyo dulqaad. Ha u sheegin qof walba waxa aad ...
19/07/2026

Guushu ma timaaddo nasiib keliya, waxay ka dhalataa himilo, qorshe, dadaal iyo dulqaad. Ha u sheegin qof walba waxa aad qorshaynayso; ficilkaaga ha noqdo waxa dadka ka yaabiya. Maanta tallaabo qaad, berri waxaad arki doontaa natiijada.
💙 Himilo maanta, guul berrito. — Cabdullahi Maxamed Cabdi CMC

Maskaxdaada u tababar inay aragto wanaagga xitaa marka ay jiraan caqabado. Maalin kasta waa fursad cusub.
18/07/2026

Maskaxdaada u tababar inay aragto wanaagga xitaa marka ay jiraan caqabado. Maalin kasta waa fursad cusub.

"Qorshahaaga dadka oo dhan ha u sheegin. Ilaahay talo saar, dadaalna samee. Marka guushu timaaddo, iyadaa iskeed u hadli...
17/07/2026

"Qorshahaaga dadka oo dhan ha u sheegin. Ilaahay talo saar, dadaalna samee. Marka guushu timaaddo, iyadaa iskeed u hadli doonta."

1. "Qorshahaaga dadka ha u bandhigin; Rabbigaaga u bandhig. Isaga ayaa albaabbada kuu furi doona." 🤲

2. "Aamusnaantu mararka qaar waa gaashaanka guusha."

3. "Dadku waxay arkaan natiijada, Alle wuxuu arkaa dadaalka."

4. "Qof walba ma aha inuu ogaado halka aad u socoto; ku filan waa in Alle ku hago."

5. "Sirta guushu waa: Talo saar Alle, dadaal joogto ah samee, hadal badanna ka fogow."

6. "Marka Alle kuu qorsheeyo kheyr, ra'yiga dadka ma hor istaagi karo."

7. "Wax kasta oo aad rabto ma aha in la sheego; qaar waxaa lagu ilaaliyaa aamusnaan iyo ducaba." 🤍

🤲 Alle ha inaga dhigo kuwa ku kalsoonaada, dadaalkoodana u hibeeya Wajigiisa. Aamiin.
— Cabdullahi Maxamed Cabdi CMC

17/07/2026

🤲 Jimco Mubaarak.

Ilaahay aniga iyo idinkaba ha inoo aqbalo ducada, ha inoo dambi dhaafo, hana inoo furo albaabada kheyrka. Aamiin. 🤍🌹

شيئان لا يدومان: الشباب والقوةLabo wax ma waarayaan: dhalinyaranimada iyo xooggaوشيئان ينفعان: حسن الخلق وسماحة النفسLab...
02/05/2026

شيئان لا يدومان: الشباب والقوة
Labo wax ma waarayaan: dhalinyaranimada iyo xoogga
وشيئان ينفعان: حسن الخلق وسماحة النفس
Labo wax faa’iido leh: akhlaaq wanaagsan iyo qalbi furan
وشيئان يرفعان: التواضع وقضاء حوائج الناس
Labo wax kor u qaada: is-hoosaysiin iyo caawinta dadka
وشيئان للبلاء يدفعان: الصدقة وصلة الأرحام
Labo wax balaayo ka celin: sadaqo iyo xiriirka qaraabada

Jiilka Berri Media

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jiilka Berri Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category