Mahad Ali

Mahad Ali Ku so dhawow bogga ugu fiican e dhman wararki ugu dambeyay ee la isku haleyn karo dhacdoyinka kubadd

10/10/2025

Madaxweyne marka h**e afkeena luqadeena somaliga ah ma hormarisay oo jamacad walba iyo iskuul walba halagu dhigo afkena hooyo ma amartay mise wali waxaa jira afkii carabta ee intuu dalka bur bursanaa lasoo guuriyey ayadoo laga duulaaya carab ayaa nahay oo kamid nahay

Teeda kale manhajka dugsiyada laba af aya ubadka wax lagu baraayey anigaba kuso bartay waa af carabiga iyo af ingiriisiga 4 maado waxay ahaayeen af carabi 6 maado waxay ahayeen af ingiriiisi halka soo haray ayaa ahaa afkena somaliga

Sidee ku dhacday in hal manhaj kaliya lagu dhigo afkena

Tusaale hadaan kuu kala qaado 4 maado ee af carabiga ah 1: waa madaada carabi u daa middaas halkeeda wa yelay lkin
2aaaad juquraafi. 3aaad tariikh iyo 4aad tarbiyada' seddexdaan waaxaa muhim ah inay afkena hooyo ku baxaan

Ingiriisi maxaa ku baxo asna 1aad waa af ingiriisi udaa halkiisa , 2aaad xisaabta , 3aad fiisigiska , 4aad. Kimistiri , 5aad baayolooji, 6aad technology asna halkiisa udaa madama wixii la baranaayey afkiii ingiriisiga yahay asiga xitaa luqaddena wa laga heli karaaa hadii loo baahda

Haday wad kale ka tagayba isoo sax. Intaas ayaaba meel lagu sheegin waxaa muhim inoo ah afkena an hormarino. Marka h**e afkeena la hormariyey ha dhawdi waxa dhohi karna halagu darro luuqadda 2aad xitaa an helno si bariga afrika u noqono dadyow ka dhex muuqda

FG: intaa qan shegay hadii la badalay gadashey waa fiicantahay horay halooosii hormariyo lakiin hadii ka waran labada luuqad ee an shegay ay wada yihiin maadooyinki soo dhibata ma ahan wa muhim ah in labadas luuqad ay noqdaan hal hal manhaj oo kaliya luuqada af ingiriisiga iyo luuqada af carabiga bes ah. Midaan uu hadda madaxweyne xasan sheikh kusoo daray ayadan luuqadda af sawaahili waa intaas aduunka wadan walba afkiisa ayuu hodan ka dhigaa

Aan faham u yeelano mesha naga jiro hormarka walayal mahadsanidiin

Haduuu qoraalkan ku galiyey saxnaasho luuqadena in an hormarino walal share dheh oo gaarsii qof walba oo somali ah mahadsanidiin β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄

10/10/2025

Maskiiin bil ayu $60 ku racaya alla maxay somalida loo shaqeya baqeyl yihin πŸ€”

07/10/2025

Xaladaaan anagaaa isku keenay shacabka dhiig u yeeshta cadawga eee mesha adinka ninku kiin diray eega waxa socda

07/10/2025

Ninkiii yacquuub siyaad ahaa haduuu dhiiiqa lugaha la galay wuxuuba 1xbet saaartaba oo toos taaba hadda ma axmed madobe ayuu leyahay waa socdaaa haye waa iskeentay legend πŸ˜‚

Qiimeya markan odeyga πŸ˜…πŸ˜…πŸ˜…

07/10/2025

Dadkaaan hadda dalka ka tahriibaan kawaran waxyar daaawo πŸ₯ΉπŸ˜­πŸ‡ΈπŸ‡΄

Dhulkaaaga beero oo ku dharag

Yaaa sheeegi karo waxaaa ay beereeen?

06/10/2025

Maxaa kugu soo dhacay markaa sawrikan aragtay 2017 😭

05/10/2025

Muuqaalkaan wuxuu soo koobayaa sida shacabka Soomaaliyeed ay ugu dulleysanyihiin siyaasiyiinta danleyda ah.

05/10/2025

Mogadisho sidan u hormereyso in la burburiya cidda ku howlan wallee waa in meel loogu soo wada jeesto shacabow mucaarad iyo muxaafad iyo shaabaab Mogadisho waxyeelo danbe loo ogalaan maayo qaraxii shalay waa in si weeyn looo baraaaa

Muqaalkan gaarsii shacabka somaliyed share gareeey si uu gaaro muwaadin walba sooomaali ah
Wadankeena hormaray shisheeye iyo shisheeye kalkaal dib inoo dhigi mayaan ogaada maalintaa wax walba isha ka eegano nolol qurux badan arki meyno maalin walba hal hal aya inoola ugaarsanaaa

Ethiopia ueedkeda bad iney hesho, ree galbeedna qeyraad cidlo ka helan ayey digaal inoo galiyaaan wadan walba dantiisu inaga dhex arkaa aleeen dalkeena cadaw ayaa uso tashtay cadawgaasna anaga ayuu isku keen adeegsanaa somalida dhexdeeda Aya isku ogoleen hormar walal hadaa halmeel kasoo jeesano hubaaal in shaqsi somali ah faqiir sii ahaan dooonin

Sababtana wax kale ka ahan ee dalkena qeyraad aan la taaban ayaa buuxa cidda baxsaneyso aaan anaga noqono ma ahan shisheeye ogaada dharagta iyo hormarka halkaasu naga jiraa waxaana inaa halkaas gaarno sababteeda leh inaa amaanka adkeyno qaswadayaasha iska ilaalino

03/10/2025

Muqaalkada caan ha noqdo wa iska sidaan πŸ˜…πŸ˜‚

U wac qof nucaan soo maray xaladda marka ku cusubtahay wa iska sidaan xalad walba oo cusub

03/10/2025

Xariif magaaalo wakanaaa

02/10/2025

Walalken wuuu inoo sheegay xaladan inay xalad adag tahay asigana allah caafiyo πŸ₯Ή xaqiiq waa hadal dhab ah oo an la dhayalsan Karin

An u duceyno walalken 🀲🏽

02/10/2025

Hal faaalo ka bixi hadaa lagu dhaha maxaa Eest u qori lahed

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahad Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share