Hirwad Media

Hirwad Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hirwad Media, TV Channel, Mogadishu.
(271)

18/08/2026

Qoray iyo xabad dowlada oo kaliya wadan karta cidkale maya "madaxweyne xasan sheikh.

Sidee kula tahay..

17/08/2026

Waa aabe somaliyeed oo gabadhiisa ka xanuunsan Hadad waxba u awoodin gabadhan yar ee xanuun san u ducee Fadlan muqaalka share garee..

16/08/2026

Laba askari oo Ukrain ah ayaa soo gaaray jab furan ka dib weerar lagu guuleystay. Intii lagu guda jiray daad gureynta diyaarada aan duuliyaha lahayn ee FPV ayaa weerartay, waxaana askarta dhaawacantay looga tagay meel banaan ah.

Markuu taas arkay, Vladyslav Polsky, oo ahaa taliyaha shirkadda weerarka ee guutada 475-aad ee "Code 9.2", xitaa isagoo aan haysan hub, wuxuu fuulay gaari xamuul ah oo ka daba socday xawaare sare."

16/08/2026

Wiilkaan dhalinyarada ah si qiiro leh ayuu uga hadlay dhibaatada muqdisho ka jirto...

15/08/2026

Sixun baa loo dilay wiilkaan somaliyeed arag...

15/08/2026

Daawo: Askarta turkiga sida adag ee loo tababaro."

15/08/2026

Maleeley xamar wuxuu uga baxay dubees ayaa laga badiyay waxaa sidaasi yiri wiilkan."

14/08/2026

Gabar ree galmudug oo wacdaro aan h**e loo arag ka dhigtay dabaaldagii xalay ee taleex streat."

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hirwad Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category