XAAJI YUSUF SHIDO

XAAJI YUSUF SHIDO Haji Yusuf Shido is a political analyst. He mainly focuses on Somali political affairs and issues concerning his clan.

14/09/2026

Xaalka Yamen, maxaaad ka ogtahy cadan cusub ,
Samaynta ciidan kale,

14/09/2026

:- Dabageed Calanka Hirshabelle ayaa noo calan ah

14/09/2026

DEGDEG UGAAS YUUSUF OO WARBAAHINTA LA HADLAY

13/09/2026

"Madaxweynuhu k**a tacsiyayn wiilka beeshiisu dishay." Hassan Sheikh Mohamud

12/09/2026

Waalidiinta muqdisho 😭😭😭

12/09/2026

xasan garguuto cod bay ka keeneen dagaalka abgaal iyo xawaadle oo faraha ka baxay .

12/09/2026

# :- Xiiriyiinta Yamen ayaa la wareegay magaalo xeebeedka La yiraahdo mohaa.

11/09/2026

: Muuqaal muujinaya dagaalyahan ka tirsan xoogagga Xuutiyiinta ee gudaha u galay magaalada istiraatiijiga ah ee saaran Badda Cas ee Mokha, oo helay gaadiidka gaashaaman ee Sacuudigu ku wareejiyay ciidamada dowladda Yemen, kuwaas oo goobta looga cararay.

11/09/2026

Allah Ha u naxariisto Axmed shire gacan ka xaqdaran dishay , danbigiisa Allah Ha dhaafo ,

11/09/2026

Ragii dilay iyo lambaradoodi iyo xogtii u danbaysay halkaaan kala soco.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XAAJI YUSUF SHIDO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share