Wadka Media

Wadka Media Maxamed dheeg🦁

18/07/2026

Reerki 4k collection Taacsi vaa uu taala🙉🙉🙉🤣

18/07/2026

Rerki Khaatumo yar way so wada Goo.en🙉🙉🙉🤣

18/07/2026

Goosha izaaq oo yaaban🙉🙉🙉🤣

17/07/2026

Ina dheex wayney maxa mu qaday🙉🙉🙉🤣

17/07/2026

Dahiir ayaa h***e uu sii sheegay sheekadan Cawa Rer Somaliland ku noqotay uu qadan waaga Daahir shiirqoladi ka dhacay Sool Bari waxa bu ka oogyahay waayo h***e umuu sii sheegen ariinka 2025ki 🙉🙉🙉🤣

17/07/2026

Sugaay watan Lay's gaadhay inantan rer Lasacanod ayaa Amankeda suugaya
Waaji maale wajina May sii dhiìan Mise Abeehed ayaa uu yeedhay oo aay
la Joogaysa miiya🙉🙉🙉🙉🤣

Beenin warar been-abuur ah oo la faafiyey Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay beeninaysaa warar saacadih...
13/07/2026

Beenin warar been-abuur ah oo la faafiyey

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay beeninaysaa warar saacadihii u dambeeyey lagu baahiyey baraha bulshada, kuwaas oo sheegaya in Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Aadam Xaaji Cali Axmed uu warqad iscasilaad ah u gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland waxay caddeynaysaa in warkaasi uu yahay mid aan sal iyo raad toona lahayn oo been-abuur ah.

Waxa kale oo aanu bulshada uga digaynaa in ay faafiyaan wararka been abuurka ah iyaga oo aan hubsan.

Xafiiska Warbaahinta Maxkamadda Sare ee JSL

13/07/2026

Ciidanka policy ka JSL waa kuwa ugu akhlada xuun ee Dalka jooga Dadka iyo shiicibka Somaliland si xuun ula dhaqma
Ciidanka Booliska JSL

13/07/2026

shalay Madaxweynihi Xildhibanka ka dhiigay Siidan ayad ugu Qaylinausay🙉🙉🤣
oo waxad lahayd Danta Somaliland Ayan ka shaqaynaya manta Marku aderka qabsaday afka juuqda Gabay miiya waxad tahay Tuug ilahay ka goo.ay

13/07/2026

Maqaxidu isaaqlnad🙉🙉🤣

Address

Xamar
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadka Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share