Dhoore Yare Page

Dhoore Yare Page Halkaan waa Bogeyga Rasmiga ah ee Dhoore yare page kusoo Biir✅️
what'sup number 61 8171014/619220890

16/07/2026

Dufcadii 8aad ee kabaxda jaamacada somaville✅️

15/07/2026

Dhibaatada besalka🚔

28/06/2026

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY ITOOBIYA

Addis Ababa, Juun 28, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeyay.

Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee dalka Itoobiya ayaa daaran xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo mudnaanta la siinayo arrimaha amniga, xasilloonida gobolka iyo horumarinta danaha wadajirka ah ee labada dal.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa inta uu ku sugan yahay magaalada Addis Ababa kulan la yeelan doona Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Ahmed, iyagoo ka wada hadli-doona xoojinta iskaashiga labada dal, gaar ahaan dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo arrimaha gobolka Geeska Afrika.

24/06/2026

Xamse iyo xaalada galmudug!

SAWIRRO: Caro iyo baroor-diiq! Hooyooyinka Guriceel ayaa baaqii ugu dambeeyay diray, iyagoo dalbanaya in cadaalad loo he...
23/06/2026

SAWIRRO: Caro iyo baroor-diiq! Hooyooyinka Guriceel ayaa baaqii ugu dambeeyay diray, iyagoo dalbanaya in cadaalad loo helo dadkii lagu laayay Ari-caddeeye, kana hadlay waxa ay ku tilmaameen xasuuq iyo isku day isir-sifeyn.

20/06/2026

Badru-diin Primary And Secondary School(Dabare)

14/06/2026

Xudeyfe Academy guriceel✅️

05/06/2026

Manta manta📖❤️

SAWIRRO:::Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Wadajir ee degmada Guriceel ayaa laga sagootiyay ardayda fasalka 8aad kuwaas o...
04/06/2026

SAWIRRO:::Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Wadajir ee degmada Guriceel ayaa laga sagootiyay ardayda fasalka 8aad kuwaas oo sannadkaan dugsigaas uga qayba galaya Imtixaanka shahaadiga ah ee Wasaaradda waxbarashada Galmudug ay dhowaan qaadi doonto.

Xafladdaan oo kakoobnayd duco iyo sagootin waxaa goob joog ka ahaa maamulka iskuulka Wadajir Mucallin Maxamuud Tashade iyo barayaasha dugsiga

02/06/2026

Waa dufcadii 3aad ee kabxda macadka caydruus ee degmada Guriceel✅️

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhoore Yare Page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category