Galka Dadweynaha

Galka Dadweynaha Follow Nagu Dhiira-Geli "Galka Dadweynaha"

05/10/2026

Ilma Agoon Ayaan Heestaa Asayna Wuu Isaaranyshy Dada Dhulkoda Lasiiyay Lakin Anaga Manala..

04/10/2026

Waxan Ku Shaqeeya Waa 4dollar Mana Awoodo 16kun, Maalinkii Gurigeega Laduminaaye Walegu Jirdilay..

04/10/2026

Lacagta Lawadan Boos Sacudiyan Dhul Kagaso Tirtiray Dhhikaran Qabaa Lacagta Lashegay Ma Awoodo Mana Bixin Karo..

03/10/2026

Daawo Murugadan Cusub-; Masaasad Ayey Wax ku Cabtaa Markii Dhulkeeda Laga Xoogay Wey Kasii Dartay..

03/10/2026

40 sano Dad Dhinta Noogu Duugan
Lacag Keena Nala Dhahay Mana heesano..

01/10/2026

6 bilood Ayaan Halkan Jognaa Wiilashedana Waa Ciidan Ilmahoodan Hayaa..

30/09/2026

Aniga Baahi Garan U Qabaa Ehelkeega Cunug Agoonnimo Kukortan Ahay Qofki Kukora Yaqaano, Niman Ciidan Qabin Ciil K**a Baxo..

29/09/2026

Dhuleega Ayaa Xoog Leega Qaatay 16 Kun Ayaa Leywediyay Mana Awoodo Kilideda Xitaa Wan Iibsan Lahaa Masamen Karo Anigaba Xanunsan..

28/09/2026

Dhulkaan Abaheey Ayaa Iiga Dhintay Anigana Naafan Ahay Mashaqesan Karo Muungaab Iyo Madaxweynaha Dhulkena Hanala Siiyo..

28/09/2026

Qofkii Xamar Taga Ee Lawadiisa Lugood Isagoo Qaba Xiskiisa Isagoo Qaba Kasoo Bashaalaya Waxan Odhan Lahaa Hala Xidho..

Address

Dabka
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galka Dadweynaha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share