Runta Media

Runta Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Runta Media, Gotham, London.

08/07/2026
Good night
04/07/2026

Good night

Habeen wanagsan
03/07/2026

Habeen wanagsan

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUNWaxaan tacsi iyo tiiraanyo leh u dirayaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar a...
03/07/2026

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Waxaan tacsi iyo tiiraanyo leh u dirayaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyska, ehelka, qaraabada, bahda dhaqanka Soomaaliyeed iyo Beelaha Mudullood (Hirab), geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u naxariistee Imaam Maxamed Yuusuf Cali Imaam, oo ahaa Imaamka Beelaha Mudullood (Hirab).

Marxuumku wuxuu ahaa hoggaamiye dhaqameed qaran, door weynna ka soo qaatay nabadeynta bulshada, xallinta khilaafaadka, ilaalinta dhaqanka Soomaaliyeed iyo xoojinta midnimada shacabka Soomaaliyeed. Waxa uu caan ku ahaa xikmad, dulqaad iyo dadaal joogto ah oo uu u huray danta bulshada iyo qaranka.

Geeridiisu waxay ka tagtay murugo iyo tiiraanyo weyn oo soo wajahday qoyskiisa, ehelkiisa, bahda dhaqanka Soomaaliyeed, Beelaha Mudullood (Hirab) iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Waxaan Alle Subxaanahu Watacaalaa uga baryayaa inuu naxariistiisa ballaaran ku mannaysto, dembiyadiisana dhaafo, qabrigiisana u waasiciyo, kana waraabiyo Jannatul Firdowsa. Sidoo kale waxaan Alle uga baryayaa qoyskiisa, ehelkiisa, bahda dhaqanka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed inuu ka siiyo samir iyo iimaan.

Aamiin Aamiin Yaa Rabbal Caalamiin.

Address

Gotham
London

Opening Hours

Monday 6am - 11pm
Tuesday 6am - 11pm
Wednesday 6am - 11pm
Thursday 6am - 11pm
Saturday 6am - 11pm
Sunday 6am - 11pm

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Runta Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share