Aboow252

Aboow252 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aboow252, Digital creator, Banaadir, Mogadishu.

02/04/2026

ka aaminsan tahay laftagareen adiga ahaan ma tageersan tahay?

02/04/2026

Hambalyo iyo duco ayaan u dirayaa Madaxweynaha dib loo doortay ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed.

Hoggaanka la doortay ee Koonfur Galbeed waxaa hortaalla dardar-gelinta dib u heshiisiinta dadka Koonfur Galbeed, dhammaystirka xoreynta deegaannada ku jira gacanta argagixisada iyo horumarinta adeegyada aasaasiga ah ee dadweynaha.

Doorashooyinka iyo hannaanka dimuqraadiyadeed ee dowlad-goboleedyadu waa tiir muhiim u ah xasilloonida siyaasadeed iyo horumarinta nidaamka Federaalka dalka, Sidaas awgeed, waxaa muhiim ah in dowlad-goboleedyada muddo dhaafka ah ay degdeg u qabtaan doorashada laga sugayo.

Madaxweynaha la doortay ee Koonfur-Galbeed waxaan Alle uga rajaynayaa in uu ku guuleeyo waajibaadka culus ee loo doortay oo ay ugu horreyso xaqiijinta amniga Gobollada Koonfur Galbeed iyo adkeynta midnimada iyo wadajirka bulshadooda.

DHAMMAAD

02/04/2026
01/04/2026

Football fantastic

Address

Banaadir
Mogadishu
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aboow252 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share