Topnews Media

Topnews Media Xogo la hubo

23/08/2026

Dalxiisayaasha Soomaliyeed ee Xamse Shaacir iyo Xariir Koosaar iyo nin oday ah sheeko cajiiba oo dhex martay.

Muqdisho, 23 Aug. 2026. RW dalka  Abdi Barre ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta diyaarinta warbxinada qaranka.Villa Som...
23/08/2026

Muqdisho, 23 Aug. 2026. RW dalka Abdi Barre ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta diyaarinta warbxinada qaranka.

Villa Somalia OPM Somalia

Aqalka looga arrimiyo Somalia Villa Somalia
22/08/2026

Aqalka looga arrimiyo Somalia Villa Somalia

Iran International - English Israel Defense Forces Turkish Embassy in Mogadishu Pakistan Army Saudi Press Agency وكالة ا...
15/08/2026

Iran International - English Israel Defense Forces Turkish Embassy in Mogadishu Pakistan Army Saudi Press Agency وكالة الأنباء السعودية

15/08/2026
14/08/2026

Faroole oo sheegay in ciidankii uu hogaaminayey jimcaale lagu wareejiyey Puntland.
H.E Said Abdullahi Deni Puntland State House

Beelaha Reer biciidyahan.  H.E Said Abdullahi Deni Puntland State House Villa Somalia
14/08/2026

Beelaha Reer biciidyahan.


H.E Said Abdullahi Deni Puntland State House Villa Somalia

13/08/2026

Beelaha Reer Biciyahan oo shir jaraa'iid ku qabta magalada Muqdisho ayaa Madaxweyne Puntaland H.E Said Abdullahi Deni kuu eedeeyey in uu qalalaase huwan shaatiga Dowladda ka abuurayo deeganada puntlanad, iyadoo maalmihii la soo dhaafey ay puntland beegsaneysay ciidamda DFS ee ku sugan gudaha Puntland.

Ciidamada DFS ee ku sugnaa xerada Milayeriga ee Berdadheere ee ku taala magalada Gaalkacyo ayaa isaga soo baxay xeradii ay deganaaayeen kadib wareeer ay kusoo qaaday Puntland.

Puntland State House Villa Somalia
Hassan Sheikh Mohamud

Garsooraha  caanka ah ee Soomaaliyeed ee garsooraha FIFA Omar Artan, oo dhowaan loo diiday inuu galo dalka Mareykanka si...
30/06/2026

Garsooraha caanka ah ee Soomaaliyeed ee garsooraha FIFA Omar Artan, oo dhowaan loo diiday inuu galo dalka Mareykanka si uu uga qeyb galo Koobka Adduunka 2026, ayaa waxaa sharafay dalka Kuwayt.
​Xiriirka Kubadda Cagta Kuwayt ayaa sheegay in abaalmarintan oo la guddoonsiiyay Isniintii ay tahay mid lagu aqoonsanayo guulaha uu gaaray iyo waxqabadkii uu ka geystay kubadda cagta caalamiga ah.
​Artan ayaa markii dambe dhex-dhexaadiyay ciyaartii finalka ee tartanka horyaalka Zain Premier League ee xilli-ciyaareedka 2025–2026, taasoo dhexmartay kooxaha Kuwait SC iyo Al Qadsia SC.
​Ciyaartan oo uu goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Kuwayt, Sheekh Axmad Al-Yousef Al-Sabah, ayaa waxaa koobka horyaalka ku guuleysatay kooxda Kuwait SC.

Kuwait Times
FIFA World Cup FIFA

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Topnews Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share