10/10/2026
Chelsea oo caawa guul raaxo leh ka gaarey kooxda Bournemouth Iyagoo ku badiyey 5-1
Dhanka kale ninkii Henderson ahaa oo show ku qabsadey Stamford Bridge wuxuuna muujiyey weli ineysan ka dhamaan oo lagu shaqeysan karo