Dalmaax Media

Dalmaax Media Kala soco dood iyo Falanqeyn ku saabsan gudaha iyo Caalamka.

14/08/2026

Taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliya ayaa gaaray Dhuusamareeb, xilli wararka qaar ay sheegayaan in taliyihu uu M/W Xasan Shekh u galbin doono Gaalkacyo oo Laga sugaayo.

14/08/2026

đź‘€ Gaalkacyo: Galmudug oo soo bandhigtay ciidamo iyo gaadiid dagaal xilli Xasan Sheekh la sugayo.

14/08/2026

Bal dhageyso

13/08/2026

Muuqaal laga helay Taleefanka Marxuum ku geeriyooday dagaalkii PSF iyo Xoogaga Ciidanka Puntland ee magaalada Gaalkacyo.

Marxuumkan hubka ku dhacay lama xaqiijin karo laakiin Nin Ehelu Khayr ah buu ahaa oo wuu ashahaatay, Ilaahay ha unaxariisto.

Wararka sheegaya in badmaaxiyiin Mareykan ah oo ku sugan Bariga Dhexe ay isku dayayaan inay markabka ka boodaan ayaa dha...
13/08/2026

Wararka sheegaya in badmaaxiyiin Mareykan ah oo ku sugan Bariga Dhexe ay isku dayayaan inay markabka ka boodaan ayaa dhaliyay caro iyo cambaareyn.

13/08/2026

Madaxwayne QoorQoor oo galabta gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

13/08/2026

Siciid Deni ''Marar badan aan lahayn, 'Waa idinku filanahay, ha baqina,' kuwaa been moodayay, laakiin maanta casharro ayay hayaan.''

12/08/2026

Madax h**e

12/08/2026

XOG: Dhaqdhaqaaq cusub oo ku saabsan Ciidanka PSF, Dowladda Soomaaliya oo qorshe qarsoon waddo…XOG: Dhaqdhaqaaq cusub oo ku saabsan Ciidanka PSF, Dowladda Soomaaliya oo qorshe qarsoon waddo…

DEG DEG: Maxkamadda Racfaanka oo amar ku bixisay in Xoriyadeeda lasiiyo Sacdiyo Bajaaj
12/08/2026

DEG DEG: Maxkamadda Racfaanka oo amar ku bixisay in Xoriyadeeda lasiiyo Sacdiyo Bajaaj

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalmaax Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share