Ismail Gesey

Ismail Gesey Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ismail Gesey, News & Media Website, Mogadishu, Banadir, Mogadishu.

01/10/2026

Riyadii Khiyaaliga Ee Dhabta isu bedeshay

Waxaa Si wayn baraha Bulshada Dalka kenya u qabsadey wiilkaan yar ee somaliga ah ee Schoolka u socday 🇸🇴.Subax asagoo is...
29/09/2026

Waxaa Si wayn baraha Bulshada Dalka kenya u qabsadey wiilkaan yar ee somaliga ah ee Schoolka u socday 🇸🇴.
Subax asagoo iskuulka usii socda Quraacdiisana wata ayuu wadada ku arkay wiil Darbi-jiif ah oo aad u gaajaysnaa oo laamiga dhexjiifa, .

Wuxuuu Siiyay Wuxuu awooday oo ahaa Quraacdiisa , wuxuuna agtaagnaa ilaa uu quraacda ka dhamaystay , kadibna weelkiisi oo maran ayuu school ka la' aaday.

Ideecadaha iyo TV yada ugu caansan dalka kenyaa aad u hadal haya Naxariista wiilkaas yar u muujiyay wiilka Darbi jiifka ahaa , waxaana hadda la gudoonsiiyay billado iyo Abaalmarino tira badan.

Waxaa halkaas ka muuqata in wiilkaas yar si wanaagsan oo loo barbaariyay naxariista iyo ixtiraamka la baray.

Adiga makaa hor imaaday muuqaalka wiilkaan ????

Waxa sidaan loo daawanayo ma ahan Ciyaar alkalaasiko ah ee Dirirtii saaka Baydhabo ka dhacayso ayadoo la isku adeegsanay...
28/09/2026

Waxa sidaan loo daawanayo ma ahan Ciyaar alkalaasiko ah ee Dirirtii saaka Baydhabo ka dhacayso ayadoo la isku adeegsanayo Hubka noocyadiisa kala duwan hadana Shacabka waaa Daawanayeen si live ah.

Waa arin khatarteeda leh , una baahan in shacabka laga wacyi galiyo arintaano kale inaysan dib usoo laaban si loo yareeyo khasaaraha shacabka soo gaari karo.

Adiga horey ma u aragtay Shacab sidaan u daawanayo??

Meeshano kali markeey jogto doqoon lamada dhegood ayow qabsada🤣
28/09/2026

Meeshano kali markeey jogto doqoon lamada dhegood ayow qabsada🤣

26/09/2026

Ninkaan wuxuu dhallinyaradii u diiday in ay masjidka ku cibaadeeystaan sababta uu u cusladayna waa qaabka timuhu ugu jaran yihiin.

Cadaadis dheer kadib dhallinyaradii waa ka shireen arrinkiisa kadibna inta garaaceen ayay muuqaalna ka duubeen.

Ninkaan wuxuu dhallinyaradii u diiday in ay masjidka ku cibaadeeystaan sababta uu u cusladayna waa qaabka timuhu ugu jar...
26/09/2026

Ninkaan wuxuu dhallinyaradii u diiday in ay masjidka ku cibaadeeystaan sababta uu u cusladayna waa qaabka timuhu ugu jaran yihiin.

Cadaadis dheer kadib dhallinyaradii waa ka shireen arrinkiisa kadibna inta garaaceen ayay muuqaalna ka duubeen.

DEGDEG: Muftiga ugu wayn Sacuudi Carabiya Sheikh Saleh bin Fawzan Al-Fawzan ayaa ku wargeliyay Ciidamada Boqortooyada Da...
26/09/2026

DEGDEG: Muftiga ugu wayn Sacuudi Carabiya Sheikh Saleh bin Fawzan Al-Fawzan ayaa ku wargeliyay Ciidamada Boqortooyada Dagaal Barakaysan oo ay ku difaacayaan sharafta iyo Karaamada dhulka Sacuudiga.

Sheikha ayaa hadalkiisa ku bilaabay
, Aayaadka Illaahay ee Quraanka Kariimka iyo qaar ka mid ah axaadiista Suubanaheena Mohamed "scw" .

Sheikh Fawzan ayaa sheegay in ay tahay qasab in xididaha loo siibo kooxda Xuutiyiinta oo dhawaan bilaabay qalqal gelinta Magaalooyinka Barakaysan ee Makkah iyo Madiinah.

Ugu dambeen, Sheikha ayaa Illaahay uga baryay ciidamada Sacuudiga guul wuxuuna inkaarey kooxda xuutiyiinta iyo inta dabada ka wado.

UPDATE:

Waxaa maalmihii dambe la arkayay Sacuudiga oo soo bandhigayay murqihiisa, dhaqdhaqaaq ayaana laga arkaayay maraakiibtiisa dagaalka.

Waxaa loo badinayaa in Sacuudiga isku diyaarinayo dagaal dhulka ah inuu ku galo Yemen, iyagoo barataarayo Ciidamada dowlada Yemen.

DHANKA KALE,
Maanta Dowlada Pakistan ayaa sheegtay In ay la xiriiri doonto Dalka Turkeyga si ay ugu wada hadlaan caawinta Sacuudiga dagaalka ka dhan ah kooxda xuutiyiinta.

WAXBAA LA KARKARINAYAA.

Wixii kusoo kordho arintan...
Isha ku hay halkan..

🚨 : Waxaa hada lasoo afjaray ciidamadii militaryga itoobiya ee kusugnaa magaalada Waghimra waxaana la wareegay xoogaga i...
26/09/2026

🚨 : Waxaa hada lasoo afjaray ciidamadii militaryga itoobiya ee kusugnaa magaalada Waghimra waxaana la wareegay xoogaga isbahaysiga mucaaradka dawlada.

Sidoo kale magaalada Sekota ee ay TPLF caawa qabsatay ayaa xogo cusub oo laga helay tilmaamayaan kahor intaysan lawareegin inay dhammaan ciidamadii Abiy ee ku sugnaa galabnimadii maanta isu dhiibeen sabab la xidhiidha markii lajabiyay inay waayeen meel ay ubaxsadaan iyo jiho ay maraan intaba oo magaalooyinka Lalibela, Hamusit, Abune Yosef, magaalada As iyo tuulooyin kale oo udhadhaw horey usoo qabsadeen xoogagu sidaas darteedna wixii soohadhay isugu dhiibeen TPLF oo magaalada Sekota gacanta mucaaradka ugu dhacday.

Dhanka kale ciidankii dawlada ee ku sugan agagaarka Woldiya ee zoneka Wollo ayaa sheegay inaysan haysanin hubka culus sidaas darteed magaalada Kobo militaryga jooga ay caawinayaan oo halkaas lagasoo ridayo madaafiicda lagu joojinayo kooxda, magaalada Shewarobit ayaa lamida oo sidan oo kale wax iskacaabin wayn aan lagasoo sheegin inay kala kulmayaan, taasoo u muuqata inay dhul badan qabsan doonaan saacadaha soosocda.

Warka ayaa intaas kudaraya in Bangiyada ku yaalla zoneka Wollo dhammaantood lasoo wariyay inay lacag la’aan yihiin, oo kaliya bangiga magaalada Kombolcha uu u bixinayo lacagaha si kumeelgaadha.

Xaalada waqooyiga ayaa faraha kabaxday wararkana si isdaba-joogga ayay isagasoo dabadhacayaan nala joog oo haka fogaanin halkan si aad uheshid xogihii ugu dambeeyay.

Dawladahan 3da ah ayaa Dulliga qaayibay
25/09/2026

Dawladahan 3da ah ayaa Dulliga qaayibay

Ragaan waxay leeyihiin Qaramada Midobay looma dhama maadaama aanan anaga joogin.
24/09/2026

Ragaan waxay leeyihiin Qaramada Midobay looma dhama maadaama aanan anaga joogin.

Address

Mogadishu, Banadir
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ismail Gesey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share