Iftiin Media

Iftiin Media Kuso dhawow boga rasmiga ee warbahinta iftiin media

15/05/2026

Madaxweyne xasan sheikha aya wakhti la qaadanaya dhalinyarada somaliyeed ee ku sugan caasimada muqdisho

15/05/2026

Madaxweynaha jumhuriyada federalka somalia mudane xasan sheikh maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasibada maalinta dhalinyarada somaliyeed ee15ka may 1943 S.Y.L

15/05/2026
isbahaysiga qaran ee isbedaldoonka Soomaaliyed ayaa War-Saxaafadeed Ka soo Saaray dhacdadii Maanta Ka dhacay Muqdisho
10/05/2026

isbahaysiga qaran ee isbedaldoonka Soomaaliyed ayaa War-Saxaafadeed Ka soo Saaray dhacdadii Maanta Ka dhacay Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Hargeysa lagu dilay mid kamida Maxabiista waqooyi Bari ee dagaaladii Somaliland iyo waqooyi u dha...
10/05/2026

Waxaa maanta magaalada Hargeysa lagu dilay mid kamida Maxabiista waqooyi Bari ee dagaaladii Somaliland iyo waqooyi u dhaxeyey lagu kala qabsaday kaas oo lagu maga caabo Cali Boos

Ninka dilay maxbuuska waxaa ladhaa Maxamed Boos waana taliye ku xigeenka jeelka wayn ee HargaysaWaxaa maanta magaalada Hargeysa lagu dilay mid kamida Maxabiista waqooyi Bari ee dagaaladii Somaliland iyo waqooyi u dhaxeyey lagu kala qabsaday kaas oo lagu maga caabo Cali Boos

Ninka dilay maxbuuska waxaa ladhaa Maxamed Boos waana taliye ku xigeenka jeelka wayn ee Hargaysa

10/05/2026

Intee baad tahay qofood?
Intee guri kaa qabyaa?
Intee dabin kuu qarsoon?
Intee baa qixisay shacab?

  WAXAA SACADAHA SOSOCDA LAFILAYAA IN AY TAREENKA MADAXWEYNE XASAN SHEIKH KA DEGTO GALMUDUG KADIB XILKAQADIS AY DAWLADA ...
07/05/2026

WAXAA SACADAHA SOSOCDA LAFILAYAA IN AY TAREENKA MADAXWEYNE XASAN SHEIKH KA DEGTO GALMUDUG KADIB XILKAQADIS AY DAWLADA FEDERALKU KU SAMYSAY TALIYE IYO DIB U MAGACAABIS UU MAMULKA GALMUDUG KU SAMEYEY TALIYIHII XILKA LAGA QAADAY
HADALO BADAN AYAA IS DHAAFDHAFAYA KU WAASI
OO U DHAXEEYA DAWLADA FEDERALKA IYO MAMULKA GALMUDUG EE UU MADAXWEYNAHA KA YAHAY AXMED QOOR QOOR

WIXII KA SOO KORDHA HALKAN KALA SOCO Dhible Media ISHA KU HAY 👁👈

07/05/2026

Galmudug👁

Address

Laascaanood Sool
Mogadishu
BANAADIR

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iftiin Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share