20/05/2026
Xujeyda somaliyed oo wajahaya daryel la an iyo wazarada Arimaha Diinta iyo Awqafta oo ku shaqada lehed wax allala iyo waxii la xariir xajka oo ay muwadininta somaliyed ubahanyihin inay dawoosho laga rabay oo xilkoda gudan wayey.
Walow xujeyda ay ka mid yihin mamoyin iyo odeyal waayelo ah oo badiyaha kayimid ayaa kamid ah dadka wajahaya cabadaha so kordhay.