
05/03/2025
📢 TARTANKA SU’AALAHA RAMADAANKA! 🌙📢
Kusoo dhowaada tartanka Xiisaha Leh ee Su’aalaha Ramadaanka! 🏆📖 Kasoo qeybgal,
Oo Tijaabi Aqoontaada, oo Hel Abaalmarino Cajiib ah! 🎁✨
📌 Xeerarka Tartanka:
✅ Jawaabta saxda ah ee ugu horreysa ayaa helaysa dhibco.
✅ Qofka ugu dhibcaha badan dhammaadka bisha wuxuu ku guuleysanayaa abaalmarin.
✅ Tartanku wuxuu socon doonaa bisha Ramadaan oo dhan.
📌 Shuruudaha Guuleystaha:
✔️ Follow wa inuu kuu ahaadaa page ka
✔️Share wa Ina dhahda Post walbo aad su'aal ugu jawabto.
Jawaabtaada commentiga ku reeb! ⬇️
AL- MAJDI MEDIA