Hassan Alasow Borre

Hassan Alasow Borre Kani waa Page-kayga Cusub Reer Profile 🙏 halmar wada Saara si aan halkaan 🤝 ugu noqono ?

24/08/2022

Walal Ahmiish 👌👏

Hbn wngsn Somaliweyn 👌👆
24/08/2022

Hbn wngsn Somaliweyn 👌👆

23/08/2022
23/08/2022

Liverpool FC hadii aad ka badiseen ma waxaad u malaysaan Serie B in aad ka bad baadaysaan 😂😂😂😂

30/01/2020

Liverpool ayaa ka adkaatay dhamaan 19ka koox ee Premier League. 🤙

Liverpool ayaa xirtay 70 dhibcood. Waxey hogaanka ku qabteen 19 dhibcood oo nadiif ah

Liverpool ayaa 24 kulan oo ay ciyaartay, waxey badiyeen 23 kamid ah. Walina waa Unbeaten ⛔

Waa kooxda goolasha ugu yar laga dhaliyay Premier League. Waana kooxda ugu Cleen Sheets badan

Liverpool Somalian fans Hambalyo. Wlh kooxdaan taariiq aan la ilaabi doonin ayey qorayaan 👏

Viva Liverpool for ever. Dream will come true

W/Q Idris Abdulkadir Mohamed

17/02/2019

FADLAN SUBSCRIBE DHEH SI AAD HALKAN UGA HESHO MUUQAALO KU XIISO GELIYA

09/02/2019

Walaalow/Walaaleey hadii uu Alle Weeyne ku siiyay Caafimaad taam ah marka h**e dheh ALX intaas kadib Waxaan kaa Codsanayaa Alle Dartiis u Daawo adigaa Gabadha yar Xanuun-keeda dareemi doonee,

Somaaliweyneey $1 hadii aad u awoodaan xatta ma uga daraayo waayo waa kaalmo aan la iska heli karin hadii aad u awoodaan wax kasii badana waa si wanaagsan Caawi

KAWAC LAMBERKA SHAASHADDA KAAGA MUUQDA

FADLAN:- hadii aadan EVC+ ku Caawi karin WALAALKA/WALAASHA MUSLIMKA AHOOW SHARE ku Caawi si ay ku arkaan MUSLIMIINTA wax haysata MAHADSANID

03/02/2019

Address

Janaral Daa'uud
Muqdisho
2526

Telephone

+252615618126

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hassan Alasow Borre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hassan Alasow Borre:

Share

Category