Golol TV

Golol TV Welcome To Golol Somali TV

30/12/2024

Cawale aadan hees aroos

02/11/2023

Siyaasi Sidooow ayaa leh beesha jareer weyne
Waa la xaqiraa ee xil haloo dhiibo

27/10/2023

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta Xabsiga magaalada Gaalkacyo tababar uga furay askar cusub oo ka mid noqoneysa ciidanka Asluubta.

27/10/2023

Xil.Marwa Cabdi Bashiir oo u tartamaysay Madaxweynaha Baarlamaanka adduunka.

Warqadda Guddoomiyuhu soo saaray waxba la igama weydiin go'aankeygana waan ku adkeystay,Markaan meesha doorashada tagay ayaa la igu yiri Soomaaliya way ka tanaasushay ee naga raalli ahaaw"

27/10/2023

Odayaasha dhaqanka Jubbaland ayaa baaq nabaded u diray beela walala ah oo ku dagaalamay Hirshabele

26/10/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Brussels ee dalka Belgium kaga qaybgalay shirka Midowga Yurub iyo dalalka soo koraya ayaa Khudbad oo ka jeediyay kaga hadlay hindisaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in deeqaha binu-aadantinimo iyo gargaarka degdegga ah ee Midowga Yurub in loo beddelo mashaariic horumarineed iyo maalgashi.

“Tan iyo bishii Luulyo 2022, Ciidanka Amniga Soomaaliya ayaa ku guuleystay in ka badan 80 degmo in ay ka xoreeyaan argagixisada Al Shabaab. Magaalo-xeebeedyada sida Xarardheere, waxaan dib u soo celinnay waxbarashadii tooska ahayd muddo toban sano ah kaddib anagoo dib u habeyn ku sameynay dugsiyada iyo macallimiinta. Carruurtan hadda waxay heleen fursad cusub oo mustaqbal ifaya oo ku hagaya rajo wanaagsan iyo horumar.”

26/10/2023

Golaha Wasiirrada oo mushaarkooda ku taageeray dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta.

Ehelada Abwaan: Nageeye Cali Khaliif ayaa  shaaciyay innuusan Nageeye ku biirin kooxda Al shabab taas baddelkeeda waxa a...
26/10/2023

Ehelada Abwaan: Nageeye Cali Khaliif ayaa shaaciyay innuusan Nageeye ku biirin kooxda Al shabab taas baddelkeeda waxa ay sheegeen in la dilay oo la qarinayo Maydkiisa.

Mahad Salaad iyo Hassan Sheikh Maxamud ayaa horey ugu eedaysnaa Ikraan Tahliil.

Itoobiya oo soo bandhigtey quwadeeda cirka, badda iyo dhulka.
26/10/2023

Itoobiya oo soo bandhigtey quwadeeda cirka, badda iyo dhulka.

10/10/2023

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka hadlay Wajiga 2-aad ee Dagaalka khawariijta

Golol TV

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Caawa Xarunta Madaxtoo...
02/10/2023

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Caawa Xarunta Madaxtooyada KGS ee Magalaada Baydhabo ku qaabilay Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle.

Kulankaan waxaa qeyb ka ahaa Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Koonfur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush,Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka KGS.

Kulaankaan ayaa looga hadlay Qaban-qabada shirka Madasha iskuwidda Arrimaha Bini’aadanimada oo Baydhabo ka furmaya Maalmaha soo socda,Xaalada El-Niño ee wadankeena ku soo wajahan taas oo wadata Roob xoogan sababi kartana fatahaado iyo Daadad,Shirkaan waxaa ka qeybgalaya,Hay'adda Maareynta Musiiboyinka, Wasiiradda Gargaarka Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, Gobolka Banaadir iyo Wakiilo ka socda Beesha Caalamka.

02/10/2023

Xaaji Cali ugaas wuxuu ahaa shaqsi waxbadan usoo qabtay dalka''. Ra'isul wasaare Xamza"

Address


Telephone

+252616822157

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golol TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share