Ustaad CishQi

Ustaad CishQi Kusoo dhowoow page-ka rasmigaa ee π”π¬π­πšπšπ 𝐂𝐒𝐬𝐑𝐐𝐒 halkaaan wixii lagusoo gudbiyo anaa ka masuul ah waana fikirkeyga.

Fikirkeyga cidna gooni ah laguma baxnaaniyo ilaa midka xaqa ku taagam mooyee

04/04/2026

qolyahaan imisa mar ayay goobtaada ganacsiga kaa xireen,
qoloba mashruuc ayaa loo xiray waana dhiig miirato caadi ah

γ‚šviralγ‚· γ‚š

03/04/2026

dulmiga baydhabo iyo booqashadii Ustaad CishQi Waxbadan oo kaa yaabin doona muqaalkaan ku daawo,,

γ‚šviralγ‚· γ‚š

02/04/2026

dhaarinta Xildhibaanada golaha deegaanka iyo hadaladii ay ka dheheen muqaalkaan daawo

γ‚šviralγ‚· γ‚š

31/03/2026

Odagii Ustaad CishQi oo heestii reer koofurgalbeed ku qaaday bartamaha laamiga
soo dheh lan oo reer kuufurgalbed ah

31/03/2026

Xamze janadaba meel dhow ayuu noo keenay bal muqaalkaan daawo

28/03/2026

Muunkii gaabnaay maanta dhiiquu noosoo jiiday bal muqaalkaan daawo.

duqii Ustaad CishQi ahaa oo sakay kitaab kusoo jiiday xildhibaanadii koofur galbeed isla berina waxay iska dooran doonaa...
28/03/2026

duqii Ustaad CishQi ahaa oo sakay kitaab kusoo jiiday xildhibaanadii koofur galbeed isla berina waxay iska dooran doonaan gudonka iyadoo ay kusii xigi doonto doorashada guud ee madaxwaynaha.

dhaarintaan waxay nabar wayn ku tahay Hassan Sheikh Mohamud oo ciidamo uu ku afgammbinaayo maamulka sharciga ah Southwest State of Somalia iyo madaxweyne H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen maalmihii u dambeeyey kusoo daabulaayey deegaanada koofur galbeed,

26/03/2026

Tareen xasan sheekh oo gubanaaya inuu istaajiyana waa diiday bal daawo muqaalkaan

26/03/2026

xilka qaadista iyo xayiraada taliye shubka

fans

25/03/2026

Xasan oo ka maarmi waayey Suuqii u wwaynaa oo nolosha maatada muqdishu ku tiirsaneed bal daawo muqaalkaan,

Address

Muqdisho

Telephone

+252618009742

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ustaad CishQi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ustaad CishQi:

Shortcuts

Share