Muqdishaawi TV

  • Home
  • Muqdishaawi TV

Muqdishaawi TV Waxaan ku ku soo gudbin doona muuqaalo ku xiisa galin doona si aad noola socotid like saar page.

01/04/2025

Gacana caawin gacan difaaca qaranka

Subxanalah⛔️
14/08/2023

Subxanalah⛔️

17/07/2023

Waxaa maalmahaan xoogeysanaya wararka sheegaya in Hogaamiyaashii Al suna ay tagidoonaan deegaan diimeedka Huurshe oo ay uga qeyb galidoonaan siyaarada macalinkii weynaa

Maxaa xiga ayaad isleedahay??

14/07/2023

AS ayaa weerar ku qaaday xaruunta degmada Dayniile sida warar hordhac ah aan ku helnay, waxaana ilaa iyo hadda socota is rasaasayn

Khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa jira, inkastoo xilli saq dhexe ah ay tahay.

Cali Aadan Muumin.

Address

Bsnaadir

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muqdishaawi TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Muqdishaawi TV:

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share