BookGate

BookGate BookGate – Read smarter, learn anywhere.

Access academic books with AI voice, offline reading, and smart study tools — all beautifully optimized for web, mobile, and iPad.

EgyptAir Aden Abdulle international Airport
09/06/2024

EgyptAir

Aden Abdulle international Airport

Daallo AirlinesAden Abdulle international Airport
07/03/2024

Daallo Airlines

Aden Abdulle international Airport

Maareeyaha Garoonka Oo shir Gudoomiyay Shirka Amniga Garoonka.Shirka Amniga Garoonka Caalamiga Ah ee Aaden Abdulle  Oo s...
09/07/2023

Maareeyaha Garoonka Oo shir Gudoomiyay Shirka Amniga Garoonka.

Shirka Amniga Garoonka Caalamiga Ah ee Aaden Abdulle Oo shir Gudoominaayo Maareeyaha Garoonka Mudane Mohamed Said Ayaa waxa uu ka qabsoomay Xafiiska Maareeyaha.

Shirkaan oo Looga Hadlay Dhowr Qodob Oo khuseeya Amniga Garoonka Ayaa waxaa Ugu Muhiimsanaa Xoojinta Xiriirka Ka dhaxeeya Hay'adaha Dowliga Ah Ee Kahowl Gala Garoonka Iyo Ciidama ATMIS Waxaana la isla Afgartay In Nidaamka Wada shaqaynta Hay'adaha Ka Howlgala Garoonka La xoojiyo.

Maareyaha Garoonka Caalamiga Ah Ee Aaden Cabdulle  Mudane Mohamed Said ayaa Maanta Kaqaybgalay Shirka  Dhaqan Galinta Ba...
04/07/2023

Maareyaha Garoonka Caalamiga Ah Ee Aaden Cabdulle Mudane Mohamed Said ayaa Maanta Kaqaybgalay Shirka Dhaqan Galinta Barnaamijka National Security Civil Aviation Program.

Shirkaan Ayaa Waxaa Furay Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Axmed Jamac Cumar waxaana Looga Hadlay sidii Loo Dhaqan Galinlahaa barnaamijka Amniga qaranka Ee duulista rayidka.

Barnaamijkaan Hirgalintiisa ayaa Muhiim u ah Hormarinta Garoonka Caalamiga Ee Aaden Cabdulle Si uu Ula Jaanqaado Garoomada Caalamiga Ee Lamid Ka ah.

CIID WANAAGSAN.Maareeyaha Garoonka Aden Abdulle international Airport Mudane Mohamed Said ayaa  umadda Soomaaliyeed ugu ...
27/06/2023

CIID WANAAGSAN.

Maareeyaha Garoonka Aden Abdulle international Airport Mudane Mohamed Said ayaa umadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaya munaasabadda Ciidul Adxaa oo ah maalin kuwayn dadka Soomaaliyeed iyo Muslimiintaba ahna Munaasabad Qiimo Badan.

26 JUUN HAMBALYO  Maalinka Madaxbanaanida Gobolada Waqooyi.
25/06/2023

26 JUUN HAMBALYO Maalinka Madaxbanaanida Gobolada Waqooyi.

21/06/2023

Maareeyaha Maamulka Garoonka Aden Abdulle international Airport Mudane Mohamed Said oo garoonka Ka sagootiyay Xujaydii udanbaysay ee Sanadkaan ee uu kujiray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Ka warbixiyay Qaabka loo daabulay Xujayda Sanadkaan Xajka soo gudanaysa.

Maareeyaha ayaa sheegay in guul weyn ay tahay fududeynta dhoofka xujeyda Soomaaliyeed.

20/06/2023

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa u ambabaxay waddanka Boqortooyada Sucuudi Carabiya, halkaas oo uu kusoo gudan doono waajibaadka Xajka.

Maareeyaha Garoonka Aden Abdulle international Airport Mudane Mohamed Said oo garoonka Ka sagootiyay Xujaydii udanbaysay ee Sanadkaan ee uu kujiray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo Madaxweynaha Galmudug ayaa Ka warbixiyay Qaabka loo daabulay Xujayda Sanadkaan Xajka soo gudanaysa.

Soomaaliya oo noqotay dalkii u horreyay ee martigeliyay aqoon iswaydaarsiga hawl-gelinta Suuqa Gaadiidka Cirka ee Afrika...
20/06/2023

Soomaaliya oo noqotay dalkii u horreyay ee martigeliyay aqoon iswaydaarsiga hawl-gelinta Suuqa Gaadiidka Cirka ee Afrika .

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Axmed Jaamac Cumar ayaa soo xidhay Aqoon iswaydaarsiga wacyi-gelinta ee gobolka gaar ahaan waddamada ku bahoobay suuqa xorta ee Bariga iyo Bartamaha Africa (COMESA) oo la xiriira hawl-gelinta Suuqa Gaadiidka Cirka ee Afrika (SAATM) oo socday Muddo 2 Maalmood ah.

Ka soo qayb galayaasha ayaa ka kala socday wasaaradaha kala ah: Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Ganacsiga, Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Wasaaradda Maaliyadda, Hay’adda Duulista Rayidka ah ee Soomaaliya iyo Maamulka Garoonka Caalamiga Ah Ee Aaden Abdulle.

19/06/2023

Caawa iyo garoonka caalamiga ee Aden Abdulle international Airport.

Address

Muqdisho

Opening Hours

Monday 06:00 - 18:00
Tuesday 06:00 - 18:00
Wednesday 06:00 - 18:00
Thursday 06:00 - 18:00
Friday 06:00 - 18:00
Saturday 06:00 - 18:00
Sunday 06:00 - 18:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BookGate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share