Okash katib عكاش كاتب

Okash katib عكاش كاتب International Affairs Analyst
Falanqeeye Arrimaha Caalamka
محلل الشؤون الدولية Founder and CEO at Transform
(1)

10/07/2025

Iyagoo u hiilinayo walaaahooda reer Gaza ee la gumaadayo, Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa quusiyay markabka "Eternity C", kaasoo ku sii jeeday dekedda Umm al-Rashrash ee dhulka la haysto ee Falastiin.

Macquul miyay tahay in kaliya 6 milyan oo Yuhuuda Sahyuuniyadda ah ay Falastiin xoog ku haystaan iyadoo in ka badan 400 ...
05/07/2025

Macquul miyay tahay in kaliya 6 milyan oo Yuhuuda Sahyuuniyadda ah ay Falastiin xoog ku haystaan iyadoo in ka badan 400 oo milyan oo carab muslimiin ah ku hareereysanyihiin?

Ruushku wuxuu si rasmi ah u aqoonsaday  dawladda Afgaanistaan ​​ee ay hogaamiso Taliban, halka waddama Islaamku ay weli ...
04/07/2025

Ruushku wuxuu si rasmi ah u aqoonsaday dawladda Afgaanistaan ​​ee ay hogaamiso Taliban, halka waddama Islaamku ay weli diidan yihiin in ay aqoonsadaan iyagoo ka baqaayo Maraykanka!

Warbaahinta Israa’iil ayaa sheegtay in askari ka tirsan ciidammada gumeeystaha la dilay shan kalena ay ku dhaawacmeen sa...
02/07/2025

Warbaahinta Israa’iil ayaa sheegtay in askari ka tirsan ciidammada gumeeystaha la dilay shan kalena ay ku dhaawacmeen saddex hawlgal oo muqaawamada Xamaas ka fuliyeen marinka Gaza.

Allaha u ziyaadiyo

Elon Musk, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa X ku sheegay in xisbiga Jamhuuriga ee Trump uu yahay "Xisbiga Doofaarada" ...
01/07/2025

Elon Musk, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa X ku sheegay in xisbiga Jamhuuriga ee Trump uu yahay "Xisbiga Doofaarada" wuxuuna sheegay inuu abuurayo xisbi siyaasadeed oo cusub oo Trump ka soo horjeeda.

"Gantaalada   waxay si badheedh ah u bartilmaameedsadeen machadyo cilmi baadhiseed iyo jaamacado ku yaalo  , iyagoo burb...
01/07/2025

"Gantaalada waxay si badheedh ah u bartilmaameedsadeen machadyo cilmi baadhiseed iyo jaamacado ku yaalo , iyagoo burburiyey shaybaadhada muhiimka ah ee tignoolajiyada difaaca, sida Iron Dome iyo David's Sling."

Wargeyska Haaretz ee Israel ka soo baxa.

***

Maxaa kaaga baxay sawirkan?
29/06/2025

Maxaa kaaga baxay sawirkan?

Sanad wanaagsan oo wacan...Sanad Hijri oo cusub oo barkeyan allaha nooga dhiga.Waxaan Allaah uga baryeynaa in walaalahee...
26/06/2025

Sanad wanaagsan oo wacan...

Sanad Hijri oo cusub oo barkeyan allaha nooga dhiga.

Waxaan Allaah uga baryeynaa in walaalaheen reer Gaza uu ka dulqaado dagaalka dabargoynta ah iyo go’doomintana uu ku haayo cadowga Israel.

25/06/2025

Duqeymahii Mareykanka ee goobaha Nukliyeerka Iran si buuxda uma xaqiijinin ahdaaftii laga lahaa duqeymahaas.

Xigasho: CNN iyo New York Times.

🚫 Iran TV:Dabaaldegga guusha ayaa maanta 6:00 galabnimo lagu qaban doonaa fagaaraha Kacaanka.🚫 Hey'adda Warbaahinta Isra...
24/06/2025

🚫 Iran TV:
Dabaaldegga guusha ayaa maanta 6:00 galabnimo lagu qaban doonaa fagaaraha Kacaanka.

🚫 Hey'adda Warbaahinta Israel:
Dabaaldegga guusha ayaa maanta 6:00 galabnimo lagu qaban doonaa fagaaraha Rabin ee magaalada Tel Aviv.

Labada dhinacba waxay sheeganayaan Guul.


23/06/2025

Khalad istaraatiijiyadeed ayay sameeysay IRAN, ma aheyn inay weerarto QATAR, wax badan ayay ku waayi doontaa falkan ay qaaday.


Kaliya 9 wadan ayaa haysta hubka nukliyeerka:🇷🇺 Ruushka: 5,580 madaxyo nukliyeer ah🇺🇸 USA: 5,044🇨🇳 Shiinaha: 500🇫🇷 Faran...
23/06/2025

Kaliya 9 wadan ayaa haysta hubka nukliyeerka:
🇷🇺 Ruushka: 5,580 madaxyo nukliyeer ah
🇺🇸 USA: 5,044
🇨🇳 Shiinaha: 500
🇫🇷 Faransiiska: 290
🇬🇧 UK: 225
🇮🇳 Hindiya: 172
🇵🇰 Pakistan: 170
🇮🇱 Maamulka Gumeystaha (Israel): 90
🇰🇵 Waqooyiga Kuuriya: 50

Wadarta: 12,121 madaxyo nukliyeer ah.

Xigasho: Stockholm International Peace Research Institute (SIPRI).

Address

Mogadishu

Telephone

+252615228793

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Okash katib عكاش كاتب posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Okash katib عكاش كاتب:

Share