
15/08/2025
Todobaadkan waxaa si rasmi ah u bilaaban doona ciyaaraha horyaalada qaarada yurub Premier League ayaa sanadkan xiiso gaara leh iydoo si talantaali ah kooxaha ay usoo gateen laacibiin wax kabadali kara team ka ay kusoo biireen saadaalintii opta ayaan waxay leedahay Liverpool inay qaadayso New castle na ay safka h**e soo xiri doonto halka Manchester United iyo Tottingham aysan xita soo dhaafi doonin safka dambe Sadexda koox ee kayimid xaga hoose ay u noqon doonaan halkoodii.