
28/12/2022
Yarkani wuxuu ahaa gudoomiye ku xigeenka G.Sool wuu iska casilay xilkaas isagoo shacabkiisi usheegay inay waajibkooda kaso bixi waayeen sidoo kalena usheegay inay tashadaan dad reer sool, intuu gartay ilaa waxa garan la' kuwo Aabihiis dhali kara oo reer SSC ah.