01/06/2026
:- Saddex ardey ayaa dhawaac soo gaaray kadib Markii Ciidamada amaanka ee imtixaanka shahaadiga ah ee dawladda ilaalinayay ay ismaan dhaafeen ardeyda degmada Burtinle ee Gobalka Nugaal.
Dhaawacyada ardeyda ayaa la Dhigay Hospitalka magaalada Waxaana ardey dhaawiciisu uu Culus Yahay loo Qaaday Galkacyo .
Jawiga dugsiga sare ayaa Caadi kusoo noqday, waxaana si habsami leh usocda imtixaanka.
Garaadsan Media