Turaabi show

Turaabi show Ku soo dhawoow Turaabi Show 🎙️
Turaabi Show waa barnaamij xiiso leh oo diiradda saaraya madadaalo, aqoon iyo aragtiyo cusub. Somali Broadcast

Waxaan halkaan ku wadaagnaa sheekooyin, wareysiyo iyo casharro kaa farxinaya isla markaana kuugu kordhinaya faham iyo fikir.

31/12/2025

Bilowgii xulafsi iyo dhamaadka dhibino waawayn emaradka iyo Sacuudiga gudaha yeman.

Mohamud Turaabi.

26/12/2025

Taariikh cusub isreal aqoonsatay Somaliland.

26/11/2025

Maxaa Kaga Jira Qorshaha Trump?

Ma Dhab Baa Inuu Yahay “Isdhiib Aan La Magacaabin”.

Warbixinnadii dhowaan soo baxay kuwa diblomaasiyadeed iyo kuwa ka imanaya goobta dagaalka labadaba, waxay muujiyeen in xaaladda dagaalka Ukraine ay gashay marxalad cusub.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa soo bandhigay qorshe nabadeed ka kooban 28 qodob, oo marka la akhriyo u eg dib-u-habeeyn siyaasadeed iyo juqraafiyeed oo Ukraine ah, halkii ay ka ahaan lahayd heshiis caadi ah oo xabbad-joojin ah.

Waxyaabaha ugu muranka badan ee ku jira qorshaha Trump waxaa ka mid ah:

1. Aqoonsiga Crimea, Donetsk iyo Luhansk inay yihiin dhul Ruushku maamulo – taas oo sharciyeynaysa wixii Moscow ku qabsatay xoog.

2. Doorasho degdeg ah oo lagu qabanayo 100 maalmood gudahood.

3. Cafis guud oo dhammaan dhinacyada dagaalka ah.

4. “Guddiga Nabadda” oo Trump guddoomiye u yahay.

5. Heshiis aan weerar ahayn oo u dhexeeya Ruushka, Ukraine iyo Yurub.

6. In NATO uusan mustaqbalka ciidamo ka dhigi karin Ukraine.

7. In la qaado cunaqabataynta Ruushka.

8. In Ukraine mar labaad loo xaqiijiyo inay tahay dal aan hub nukliyeer lahayn.

Qodobadan ayaa khubaro badan ku kallifay inay yiraahdaan: “Tani ma aha heshiis nabadeed, waa dib-u-qormid dal oo dhan.”

.

19/11/2025

Soomaaliya ayaa horumar ka sameenaysa Dalxiiska, Kaabayaasha, iyo Visaha dal ku galka Soomaaliya.

Turaabi show

14/11/2025

Jabsiga nidaamka e-Visa ee Soomaaliya

10/11/2025

Soo Noqoshadii Suuriya ee Dunida – Socdaalka Taariikhiga ah ee Madaxweyne Axmed Al-Sharac



29/10/2025

Muqdisho oo Ka Baxaysa Mugdigii Colaadaha, una Talaabsanaysa Horumar iyo Nabad

28/10/2025

“Laga soo bilaabo Baaba’ ilaa Dib-u-dhis: Soomaaliya 25 Sano ka dib — Shirweynaha Jabuuti”

28/10/2025

Wadaxaajood adag kadib: Washington iyo Beijing oo gaadhay is-afgarad taariikhi ah

.

27/10/2025

Waxaa xabsiga la dhigay madaxwaynihii h**e Faransiiska Nicolas Sarkozy, maxaa lagu eedeyay oo ku galay xabsiga ?.

24/10/2025

Midowga Yurub oo Meel Mariyey Xayiraaddii 19aad ee Saliidda Ruushka si loo Adkeeyo Cadaadiska Moscow.

08/10/2025

Mark Carney oo booqday Aqalka Cad, Xiisadda Canshuuraha Ganacsiga oo Sii Kordhaysa.

TURABI SHOW

Address

Garoowe
Nugaal

Telephone

+249925358679

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Turaabi show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Turaabi show:

Share