Dr. Abdiwahid Mohamed -Dr. Hamari

Dr. Abdiwahid Mohamed -Dr. Hamari Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr. Abdiwahid Mohamed -Dr. Hamari, Qardho.

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Abdi Weli Moha Said, Abdimaalik Timojilac
24/07/2024

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Abdi Weli Moha Said, Abdimaalik Timojilac

Eid mubarak dhaman famil iyo asxaab❤عيد مبارك كل عام وانتم بألف خير❤اللهم إنا نستودعك فلسطين واهلها، وغزة واهلها. اللهم ...
16/06/2024

Eid mubarak dhaman famil iyo asxaab❤

عيد مبارك كل عام وانتم بألف خير❤

اللهم إنا نستودعك فلسطين واهلها، وغزة واهلها. اللهم انصرهم بنصرك، واحفظهم بحفظك يارب العالمين.

Dr. Abdiwahid Mohamed -Dr. Hamari

Indho xanuunka iyo ilmada xad dhaafka ah ayaa iman kara marka uu qofku waajahayo caabuqa conjunctivitis, ama uu ka qabo ...
11/06/2024

Indho xanuunka iyo ilmada xad dhaafka ah ayaa iman kara marka uu qofku waajahayo caabuqa conjunctivitis, ama uu ka qabo xasaasiyad geedaha, boodhka iyo walxaha qalaad ee isha dibeda kaga imanaya.

Waxa kale oo keeni kara qalaylka isha iyo isticmaalka shaashadaha taleefanka ama laptopka waqti badan.

Haddii aad isku aragto calaamadahan waxa muhiim ah inaad la xidhiidho xirfadle caafimaad oo ku takhasusay xanuunada indhaha.

Dr. Abdiwahid Mohamed -Dr. Hamari

Sadam Omer -Dr.Herari MD
09/06/2024

Sadam Omer -Dr.Herari MD

Markale iyo wacyi gelin kooban oo ku socota bulshada ku nool magaalooyinka Somalidu degto ay ka dilaacdey xumada dengue Fever .

Xumada daran ee dengue Fever waxaa keena dengue virus waxaana gudbiya kaneecada .

Calaamadaha guud
1-xummad/Qandho daran oo gaadha ila 40 digrii madax xanuun
2- kaar iyo xanuun muruqyada ah ,
3-Lafaha iyo xaglaha kaara xanuuna
4-yalaalugo ( lalabo ) iyo matag,
5- indhaha xaga danbe gudaha ka xanuuna
6- qanjaha oo barara xanuuna yeesh

Calaamadaha u baahan inaad deg deg u booqato xarumaha caafimaad eed ka heli karto dhakhtar
1-Calool xanuun daran iyo damqasho
2-matag joogto ah iyo dhiig soo raaca mataga
3- sanka oo dhiiga, ama ciridka
4-dhiig soo raaca kaadida, saxarada ,
5-Neefsiga oo qofka ku adkaada
6- Neefta oo uu boobsiiyo (Neeftuur)
7- Daal iyo burbur jidhka oo dhan ah,

Talo
Qofka isku arka calaamadahas waa inuu tago xarumaha caafimaadka ee ugu dhow.

Digniin
Qofka xumadani ku dhacdo lama siin karo dawooyinka 💊💊 kala ah
Diclofenic
Ibuprofen
Aspirin

Ka hor tag
Isticmaal maro kaneeco daweysan si aad ugu hor tagto qaniinyada kaneecda , ka nadiifi biyaha fadhiya goobaha aad ku nooshahay ee kaneecadu ka dhalan karto .

Sadam Omer -Dr.Herari MD

06/06/2024

Sadam Omer -Dr.Herari MD

Finally allhamdulilaah 🎓
27/04/2024

Finally allhamdulilaah 🎓

Address

Qardho

Telephone

+252906039397

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Abdiwahid Mohamed -Dr. Hamari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dr. Abdiwahid Mohamed -Dr. Hamari:

Share