Xeer Media

Xeer Media When you make peace with yourself, you make peace with the world.

03/09/2026

Inay yihiin dad aqliga iyo garadhaddu foorarto waxay ka sheekeyaan hurumar iyo Wadooyin banka adduunku maal galin doono hadana waxay huriyan colaad iyo dagaal qaybil waa ayo cidda maal galin ku samayn meel lagu dagaalami?

03/09/2026

Rag is guraaye;

Shar wada yaashi Saylac iyo meel xeeb leh laga soo firxiyey ayaa Qol yar oo cidla oo Borama ku yaal isku soo xidhay oo si fiican ugu wada riyoodday.

02/09/2026

Ninba siddu ku noolyahay nolol mood ragbay hadda uun xaaladdu u maraysa codad lala wareego.

02/09/2026

Nin Orom ah weeyee 🫢🫢.

Waa adduun iyo xaalkeed marka addo Jigjigga jooga oo Soomaali ah nin Orom ahi kasa damiir fiicnaaddo.

Waad ogayne Dirdhaba kasii xun oo ciil ku dili markaad garoonka diyaaradaha aad ku arki waydo qof Soomaali ah oo ka shaqayn ama af Soomaali ku hadli.

02/09/2026

Abdallah Dabshid muuqaalkan ka qariya

02/09/2026

Reer Sheekh Issaq waligood dagaal ma galin Ciise la,aanti Shalay iyo maanta ba maxay magaalada Dirdhaba u joogaan?

02/09/2026

Yax aaway xijaabkii iyo quruxddi Islamka ??

50 sanno oo dawladnimo ah ka dib sawka labiskii gaalka caruurti iyo macalimiinti dib loogu ceshay 🫣🫣🫣🫣.

Wiil Ciise iyo Wiil Ogaadeen Wiil uma dhaxeeyo waxba ka jira.Waxaan maqli jirnay in Ragga Ogaadeen lagu dacaayaday jiray...
02/09/2026

Wiil Ciise iyo Wiil Ogaadeen Wiil uma dhaxeeyo waxba ka jira.

Waxaan maqli jirnay in Ragga Ogaadeen lagu dacaayaday jiray inay miiska cuntadda dhakadda ka fuleen badawnimo darteed 😂😂 .

Ileen waaba la ogayne wiilasha Ciise ee Sitti xukuma ayaa miis dhaka ka fuulka ku talax tagay oo Ogaadeen uga baddiya 🤣🤣🤣.

( lama kala xanaaqo)

Siddan dhulka u dayacnay ayaan haldoorkii deganka ka soo talin jirayna u dayacnay!!Marka laga reebo ;-1 Cumar Qaadi > wa...
01/09/2026

Siddan dhulka u dayacnay ayaan haldoorkii deganka ka soo talin jirayna u dayacnay!!

Marka laga reebo ;

-1 Cumar Qaadi > waxaa lagu maamusay iskuulka magaalada Abdulqaadir

-2 Adan Bile > waxaa lagu maamuusay iskuulka magaalada Xariirad.

-4 Cilmi Nuur,
Maayarkii magaalada Saylac ee 1960 kii

-5 Buraale Rooble,
Senateur magaalada Saylac ee 1921 kii

-6 Bahdoon Diraneh,
geesigii 1934 kii dilay gaalkii ingieur Emil ee dhulkeen xadka beenta u sameeyey.

3 daa marxuun ee hoosa iyo qaar kalo badan dhamaanteen waan ku ceebownay mana jiro beel kale oo Soomaaliyeed oo doqonimada inta le,eeg ka suurta gasho.

01/09/2026

Ahmed Dalmar iyo Cumar Shanta;

Waa 2 dhalin yaro oo ay ku jirto hibo hal abuur nimo huru socdda oo dalka na soo bara.

Magacdda Dixdda;
-1 Sabala,
2-Biki,
3-Dhibic-Dhibic,
-4 Bareenti,
-5 Dharar,
-6 Muluxle,
-7 So, dheer/dheer,
-8 Dhagare,
-9 Gadh/wayn,
-10 Cadayle,
-11 Mareexaan,
-12 Shebeelay,
-13 Badhi wayn.

(Magaca guud dixdda Casbuli iyo dix gudban)

Address

Jidka Xeer Ciise
Saylac

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xeer Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category