Afka Bulshada Tv

Afka Bulshada Tv ๐Ÿ“ก Awdal & Salal News
๐Ÿ“ฐ Warar โ€ข ๐ŸŽฅ Muuqaallo โ€ข ๐ŸŽ™๏ธ Barnaamijyo
๐ŸŒ Bulshada Soomaaliland
โœ”๏ธ Xog sugan | โœ”๏ธ Wacyigelin | โœ”๏ธ Horumar
๐Ÿ›‘ Afka Bulshada Tv

30/08/2026

Kader Hussen nin aan aqoon cabsida waxa la dhaho.
Muuqaal duube markay ka maarsami waydo holaca xabada leefsiiya cadawga

30/08/2026

Gobolka Selel || Magaalada Garbodadar

30/08/2026

" Nina Somaliland Ayuu Ku Dhex Shirayaa, Nina Itoobiya Ayuu Ku Shirayaa ",

Oo Xaqiiqadu Hortiisa Timid Kadib 8 Bilood Oo Uu Ciise Difaacayay.

๐— ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฒ ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜…๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ (๐—–๐—ถ๐—ฟ๐—ฟ๐—ผ).Annagoo ah reer Awdal, waxaan si weyn kuugu mahadn...
30/08/2026

๐— ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฒ ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜…๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ (๐—–๐—ถ๐—ฟ๐—ฟ๐—ผ).

Annagoo ah reer Awdal, waxaan si weyn kuugu mahadnaqaynaa dadaalka iyo fursadaha shaqo ee cusub ee gobolkayaga soo gaadhay. Waxaad naga mudan tahay mahadnaq iyo garab istaag.

Muddo 14 sano ah oo xukuumaddii KULMIYE talinaysay, Awdal ma helin saamigii ku habboonaa ee shaqaalaysiinta iyo fursadaha dawladeed. Sidaas darteed, tallaabo kasta oo maanta wax ka beddelaysa xaaladdaas waa horumar mudan in la soo dhaweeyo.

Reer Awdal waxaa xaq u leh inay iyagu qiimeeyaan waxa dan u ah gobolkooda iyo dadkooda; aragtida dhawr qof oo mucaarad ahna ma noqon karto codka bulshada oo dhan.

Mar kale, mahadsanid Mudane Madaxweyne. Waxaan kuu rajaynaynaa guul, horumar iyo hoggaan miro-dhal ah.

W/Q:- ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ข Shaafici Shucayb Ibrahim

  IYO  Warbaahinta Afka Bulshada TV waxay bulshada Samaroon, meel kasta oo ay joogaan, u xaqiijinaysaa in aanay waxba ka...
30/08/2026

IYO

Warbaahinta Afka Bulshada TV waxay bulshada Samaroon, meel kasta oo ay joogaan, u xaqiijinaysaa in aanay waxba ka jirin wararka been-abuurka ah ee lagu faafiyey baraha bulshada, kuwaas oo sheegaya arrimo aan sal iyo raad toona lahayn.

Odayaasha Dhaqanka Habar Muuse ee magaalada Gargaara, oo aan arrintan kala xidhiidhnay, ayaa noo xaqiijiyey in warkaasi yahay mid aan waxba ka jirin.

Sidaa darteed, waxaan dhalinyarada ugu baaqaynaa inay uga dambeeyaan talada iyo hoggaanka odayaasha dhaqanka, isla markaana ay ka fogaadaan faafinta wararka aan la hubin.

Wararka hubi ka hor intaadan faafin.

Afka Bulshada Tv โ€” Xaqiiqda Iyo Codka Bulshada.

29/08/2026



Ciidanka Somaliland Ayaa Maanta Aasay Nin Haraad Ku Dilay Magaalada Gargaara Bari Ee Degmada Lughaya Kaasi Oo Haybtiisa La Garan Waayay.

๐Ÿ“ฉ Aragtidaada Qaybta Hoose Ee Faalada Noogu Reeb
โ†ช๏ธ Muuqaalkana Share Garee Si Uu Meel Dheer U Gaadho

29/08/2026

Allahu Akbar || Awooddaadu badanaa Rabiyow.
Halkani waa waddanka Argentina.

๐Ÿ“ฉ Aragtidaada Qaybta Hoose Ee Faalada Noogu Reeb
โ†ช๏ธ Muuqaalkana Share Garee Si Uu Meel Dheer U Gaadho

29/08/2026

MAXAA WAX ISKU MUUQMUUQDA ๐Ÿ˜‚

Wariye Cabdiqani Baylood oo ka mid ah bahda saxaafadda Somaliland ayaa saaka lagu xidhay Hargeysa.Wixi fahfahina kala so...
29/08/2026

Wariye Cabdiqani Baylood oo ka mid ah bahda saxaafadda Somaliland ayaa saaka lagu xidhay Hargeysa.

Wixi fahfahina kala soco
Afka bulshada

28/08/2026

|| GALBEEDKA SOMALILAND EE AWDAL IYO SELEL + TAARIIKHDA INA CALI DUULE + WASIIRKA MAALIYADA JABUUTI + SIRO BADAN OO QARSOONAA

Boqorka Geeska Afrika Boqor Cismaan Buurmadow Ayaa Arimo Badan Ka Hadlay Sidoo Kale Wuxuu Banaanka Keenay Arimo Qarsoonaa.

Address

Lughaya
Saylac

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afka Bulshada Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share