Gundhatale Tv

Gundhatale Tv Cise Waa Ciise Nina Nin Ma caara Dheera.

23/08/2026
22/08/2026

Ciise buldhe ๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช

22/08/2026

Reer Lughaya
Guul iyo Gobonimo Tolkey๐Ÿฆ๐Ÿฆ

22/08/2026

:- Geesiyaasha Xaq udirirka Beesha Ciise oo gacanta kuhaya magaaladooda

Maleeshiyaadkii kasoo duulay Awbare iyo Boorama oo Gacan lagaga saaray Magaaladda.

19/08/2026

Jiif Caaqil Hassan Cige oo wax badan kaa hadlay.

18/08/2026

Jiif caaqil xasan cige cofle iyo jiif caaqil cusman ali duule oo waraysi siiyay warbaahinta SIMA TV

Waxaan si adag u cambaaraynaynaa gafka, aflagaaddada iyo hadalka meel-ka-dhaca ah ee Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland...
17/08/2026

Waxaan si adag u cambaaraynaynaa gafka, aflagaaddada iyo hadalka meel-ka-dhaca ah ee Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland kula kacay Ugaaska Guud ee Beesha Ciise. Tani ma aha gef ku kooban Ugaaska oo keliya, balse waa meel-ka-dhac iyo daandaansi si toos ah u taabanaya sharafta guud ee bulshada Ciise.

Wasiirku waa inuu ogaadaa in samirka iyo dulqaadku xad leeyihiin. Waxaan uga digaynaa inuu sii wado hadallada iyo ficillada kicinaya bulshada. Ixtiraamku waa laba geesood, cid kasta oo xadkeeda dhaaftana waxay qaadaysaa masuuliyadda cawaaqibka siyaasadeed iyo bulsho ee ka dhasha.

kabaha aya gacmaha lagu qaadan doona mardhaw insha allah jabhada buurta gacan liibax aya saka damac qawan ula tagtay xoo...
08/08/2026

kabaha aya gacmaha lagu qaadan doona mardhaw insha allah

jabhada buurta gacan liibax aya saka damac qawan ula tagtay xooga diifaca deegaanada guban gaar ahan aaga bari ee tulada osoli

GDF aya iska difaacadey werarka aya saka soo qaday jabhada ciiro soo dirsadey laakin waxa dhici doonta baroor iyo oohin insha allah

waxa is gadhii doona qaylada jabhada hogamiyaha uu ka yahay ciiro hurdaye..

๐Ÿ›‘ Wax walba asalkoogi ayay ku noqonayan..!!ูƒูู„ูู‘ ุดูŽูŠู’ุกู ูŠูŽุฑู’ุฌูุนู ุฅูู„ูŽู‰ ุฃูŽุตู’ู„ูู‡ู๐ŸŒ Xadkaagi meeshu aha, ayumbay salaadinta...
05/08/2026

๐Ÿ›‘ Wax walba asalkoogi ayay ku noqonayan..!!

ูƒูู„ูู‘ ุดูŽูŠู’ุกู ูŠูŽุฑู’ุฌูุนู ุฅูู„ูŽู‰ ุฃูŽุตู’ู„ูู‡ู
๐ŸŒ Xadkaagi meeshu aha, ayumbay salaadintaduna codsadeen in lagu kala wareejisto maxabiista, Wana meesha kalata e ayi amaan iyo cabsi la'aan ku dareemayan.

๐ŸŒ Balaayada ada bilaabay e boon iyo Baki ma kugu celiyay samaroneey, map ki jabhada ciise kulaha dee Map sax ah o run ah inu aha, maantaba sow salaadintadu k**a markhaati kicin...๐Ÿคฃ๐Ÿƒ.

Gundhatale Tv

Address

Saylac

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gundhatale Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category