Awdal Selel Gabiley Djibouti Ethiopia

Website

Awdal Selel Gabiley Djibouti Ethiopia Awdal Selel Gabiley Djibouti Ethiopia 🇪🇹 🇸🇴 🇩🇯

29/01/2026

( Gadabuursi Nimaan aqoon ayaa damca.) Suldaan Maxamed Suldaan Saleebaan
Suldanka Geeska.

28/01/2026

Cawaantii Buurihii Osoli ku jirey sahaydii iyo Hubkiiba waxa ay kaga yaceen Buurihii ay ku jireen. Halkaasi waxa kula wareegay Beelaha Gadabuursi ee difaacaya dhulkooga.

Taasi waxa ay ku tusinaysaa ninka waxaasi oo sahay ah soo qaatay Buurahna Soo galay degaan meesha in uu ku ahayn meeshi waa Gargaara Galbeed.

Cadaymihi Ciidanka Madaniga Gadabuursi soo badhigeen in Laga Soo Duulay Oo Laga Soo Duulay Cali Sabiixi Iyo Ayshaca Oo L...
28/01/2026

Cadaymihi Ciidanka Madaniga Gadabuursi soo badhigeen in Laga Soo Duulay Oo Laga Soo Duulay Cali Sabiixi Iyo Ayshaca Oo Laga Helay Maydaadka Maleeshiyadka Cawro

Abdilaahi Osoli  Wax Uu Ka Tirsanyahay Sirdonka Rajiimka Ismail Omer Geele Waa Nin Deeganka Lughaya Ku Soo Haga Maleeshi...
28/01/2026

Abdilaahi Osoli Wax Uu Ka Tirsanyahay Sirdonka Rajiimka Ismail Omer Geele Waa Nin Deeganka Lughaya Ku Soo Haga Maleeshiyadka Cawro Ciidamada Xaq U Dirirka Gadaguursi Ninka Waa In Laga Hawl Galaa 🎯🎯🎯
Waa Ciise Mamaasan Bafurlabe

28/01/2026

Damasha . CAbdigeedi.
Hulka.

Sadex tuulaba waxa gacanta ku haya ciidanka medaniga bahaber muse (burlayda bada cas)

Qoladaaas anigu waxaan qabaa inaan waxweyn laga soo qaadin. Dhawr saboob awgeed.1. Cid iiga aqoon badan garan maayoo kaa...
28/01/2026

Qoladaaas anigu waxaan qabaa inaan waxweyn laga soo qaadin. Dhawr saboob awgeed.

1. Cid iiga aqoon badan garan maayoo kaa afsoomaaliga warqada ka akhribaya ee hadaba akhrisku dhibayo ayaa ugu aqoonyahansan.

2. Ciise dhibta haysata ayaa ah sheegasho dhul aanu lahayn, dhulkaas uu sheeganayo doorashooyinkii ka dhacay oo dhan matalaad kuma leh.

3. Diridhaba xaafada ugu bulaacada badan ayuu ka dagaa oo ay Oromo ku maamushaa isna uu marti ka yahay.

4. Djibouti faro uguma jirto oo daaquud iyagìiba cadaabay oo gumayste meesha ku hayo ayaa jooga, dhulka ugu weyna Canfar bee leh.

5. Zaylacda ay ku wardiyaana waa tii xaflad laba saacadood ah ay ku qabsan kari waayeen markii loo diidayna labaatan qof oo dareenkooda muujiya la waayey.

Dariskaa waxaan kula talin lahaa inaanay daaqsiinta yar dadkooda masaakiunta kaga ciyaarin.

Hadal haysku wuxuu ku batay 16 ugaas bn ku caleema saaray bal hal ugaas oo qasrigiisu ka dhisnaa noo sheega.

Mida kale maalinkasta dhulkayagii ayn tagaynaa, marka h**e halkeed kaga maqnayd.

Taariikhda Jamhuuriyadda Djabouti waxa aasaasay rag halgan dheer u galay xorriyad, karaamo iyo jiritaanka ummadda Soomaa...
28/01/2026

Taariikhda Jamhuuriyadda Djabouti waxa aasaasay rag halgan dheer u galay xorriyad, karaamo iyo jiritaanka ummadda Soomaaliyeed ee dhulkaas ku noolaa. Waxay ka soo horjeesteen gumaysigii Faransiiska, iyagoo ku adkaystay aftidii iyo halgankii horseeday madaxbannaanida 27 Juun 1977.
Djabouti ma ahayn deeq la bixiyay; waa amaah taariikheed oo ummaddeed. Dib-u-soo-celinteedu waxay ku imanaysaa xusuus, xaq-u-dood, iyo ilaalinta dhaxalkii raggaas aasaaska ahaa—iyadoo lagu socdo waddo sharci, midnimo iyo garasho.

Djabouti waa dal Ayay ay lahaayeen gadarbuusi oo taariikhdiisab ku suntan.

Taariikhdu way sugan tahay; cidda ilaalisana waa jiilka maanta.

Address

Ahmed Gurey
Saylac
2522

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awdal Selel Gabiley Djibouti Ethiopia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share