07/09/2026
Wefti Baladhan Oo Ay Hogaaminayaan Badhasaabka Gobolka Saaxil C/qani Maxamuud Caateeye Fariid Badhasaab Kuxigeenka Gobolka Saaxil Maxamud Hindi Aadan Mayirka Degmada Sheekh, Mayar Kuxigeenka Degmada Sheekh Maxamed Faarax Axmed Ayaa Gaadhay Degamada Girni iyo Go,da yar
Socdaalkaasi Ayaa Waxa iyaguna Ka Qayb Ahaa 8 Isuduwe Oo kamida Isuduwayaasha Wasaradaha Ee Gobolka Saaxil,
Waxa Sido kale Weftigaasi Asaguna Qayb ka Ahaa Taliyaha Qaybta Ee Gobolka Saaxil.
Socdaalkani Ayaan ahaa Mid Loogu Kuur gelayey Xogogaal u noqoshada Xaladaha Ay Degamadaasi Ku Sugan yihiin.