Darwiish TV

Darwiish TV Darwiish TV waxaad kalaSocon kartaa wararka iyo warbixinada Shacabka somaliyeed gaar'aahana kuwa SSC-KHATUMO,
(1)

07/08/2025

Xingalool oo lagu Gubay calanka Puntland

07/08/2025

Lascanood Guul iyo gobonima ka dhacday❣️

07/08/2025

Lascanood maanta looma kala hariin soodhawaynta waftiga ergadda shirweynaha dhamaystirka Dawlad Goboleedka ssc-khaatumo,

07/08/2025
07/08/2025

Waftiga ergooyinka Gobolka Sanaag oo uu hogaaminayo Abdirashiid yuusuf Jibriil ayaa saaka Laascaanood kusoo wajahan

07/08/2025

XAMAR WAXAA NAGAGA KHATARBADAN LAASCAANOOD, Hmm Yaan loo qaban shacabka Puntland ee tolkeen waa dad xariira oo Gob ah, midh midhka khaldama aan u dulqaadano, tolkeena waxaan leenahay walalayaal waanu idin jecelahay ee nagadaaya xumaanta,

07/08/2025

Dawladnimaa ina deeqda m...See more

07/07/2025

waxa Hada Magalada Xingalol Kabaxay Clldan Isku Dhafan Kadib Markii Uu Dadka Deganku Ku Tashte In Senatarad Saynab Tiinbiye Xingalool Soo Gasho Kadib Markii Ay Beesha Dubays Ay Ku Adkaysten In Wasiir Geesod Uu Dhahar Soogalo

Nin Walba Ninkisu Tagay

Sanatarada Ciidamadi Xingalol Joogay Oo Dhan Baa Kahortagay

Xingalool👀👀

07/06/2025

Dawladda -Khatumo: Horumar iyo Midnimo
Dawladda SSC-Khatumo ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Abdulqadir Firdhiye Waa dawlad leh karti iyo awood horumarineed oo muuqata, taasoo ka shaqaysa danta guud ee bulshada. Waxaa si weyn loogu ammaanayaa sida ay ugu guulaysay isku-wadka bulshada iyo abuurista jawi isfaham iyo wada-jir ah.
Waxaa muuqata in dawladdani ay ku dhisantahay mabda'a dad-jacaylka, taasoo la macno ah in go'aamadeeda iyo qorshayaasheeda ay saldhig u yihiin baahiyaha iyo rabitaanka shacabka.
Sidoo kale, waxaan si gaar ah u xusayaa doorka muhiimka ah ee walaalaheena Warsangeli ee dega Sanaag. Waa dad qiimo badan oo leh taariikh iyo hiddo soo jireen ah. Waxayna si weyn uga qayb qaateen dhismaha iyo horumarinta dawladdan, iyagoo muujiyay dadaal iyo naf-hurid wax ku ool ah.

Address

Washington D.C., DC

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darwiish TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share