Kulis media

Kulis media news

15/05/2025
01/05/2025

.

Dugsiga Gahayr Adult Education wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ka shaqeeya waxbarashada, munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed.

“Maanta waa maalin aan ku xasuusanno kartida, dadaalka iyo samirka aad u haysaan horumarinta dalka iyo jiilka soo koraya. Macallimiinta, maamulka dugsiyada dhammaantiin waxaad tihiin laf-dhabarka horumarka bulshadeenna.
Hambalyo Maalinta Shaqaalaha Adduunka.

DHAMMAAD.

29/04/2025

Uunsi Udgoon.

Hadda dalbo oo hadda hel, qiimo jabana kuhel.

Halaga faa'iidaysto
22/04/2025

Halaga faa'iidaysto

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

waxaa lagu wargelinayaa dhammaan bulsho weynta ku dhaqan magaalada iyo Nawaaxigeeda in Dugsiga waxbarashada Ee uu qaadanayo arday cusub oo baranaysa Luuqadaha English iyo Carabi.

Mudada lagu baranayo waa 1 sano.
Ardayda laqaadanayaa wey koobanyihiin
Fadlan intaan lagaa buuxin h**e isu diiwaan geli.
Xafiiska diiwaan gelintu wuxuu kuyaallaa dhabarka danbe ee kasoo horjeedka Ugbaad Store.

Xilliyada ladhiganayo waa Casar iyo habeen.

Wixii faahfahin ah kala xidhiidh lambarada kala ah : 063-4740099 / 063-4564765 /090-7123262 / 090-7870444

11/04/2025

Mudane Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre kusoo dhawoow caasimadda maamulka SSC-khatumo.

DEG:DEG:- Dagaal xoogan ayaa hadda ka socda Masaajid Cali Gaduud khawaarijtii waa la go'doomiyay ciidanka Danab ayaana m...
30/03/2025

DEG:DEG:- Dagaal xoogan ayaa hadda ka socda Masaajid Cali Gaduud khawaarijtii waa la go'doomiyay ciidanka Danab ayaana magaalada hoobiyaal ku garaacaya korna duqeyn ayaa ugu socota.

Walee khawaarij mar dambe Masaajid Cali Gaduud naf k**a raadiyaan meydadkana waa tira beel allow alle.

War deg deg ah

30/03/2025

Halista Argagaxisada iyo duufaanta is-beddelka siyaasadeed ee dunida ka socota waxay nagu waajibinayaan isku tanaasul, xisaabtan caqli ku dhisan iyo waaqicinnimo, si loo badbaadiyo jiritaanka qarannimadeena.sheikh shariif

Send a message to learn more

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo sheegey in uu ku daydo 'Hindigii Gaandi'.
30/03/2025

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo sheegey in uu ku daydo 'Hindigii Gaandi'.

Address

Taleh Sool
Sool

Telephone

+252907593504

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kulis media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kulis media:

Share