Maxamed Cabdirashiid Bulshaawi

  • Home
  • Maxamed Cabdirashiid Bulshaawi

Maxamed Cabdirashiid Bulshaawi ku soo dhawaw page keena
maxamed cabdirashiid bulshaawi

fadlan fallow soo dheh Waxaan ahey dhiirigaliye arday tababarare macalin la taliye gacsade

Cristiano Ronaldo iyo Georgina Rodríguez ayaa ku faraxsan guurkooda . 💍
12/08/2025

Cristiano Ronaldo iyo Georgina Rodríguez ayaa ku faraxsan guurkooda . 💍

Waa Weriye Axmed Dool oo silsiladaysan wax dambi ahna ilaa hadda lagu soo cadayn.
12/08/2025

Waa Weriye Axmed Dool oo silsiladaysan wax dambi ahna ilaa hadda lagu soo cadayn.

100 million Rodrigo
12/08/2025

100 million

Rodrigo

12/08/2025

Soomaali ⚽ football Mach

11/08/2025

Waa maxay shayga aad ugu baahida badan tahay noloshaada

Muxuu inaga mudan yahay dhalin yaro Gar yaqaan guuleed dafac
11/08/2025

Muxuu inaga mudan yahay dhalin yaro
Gar yaqaan guuleed dafac

Maxaad ku xasuusataa madax Wayne Muse Bihi Abdi
11/08/2025

Maxaad ku xasuusataa madax Wayne
Muse Bihi Abdi

“Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bi...
09/08/2025

“Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen in la hakiyo go’aankii dhawaan lagu kordhiyey qiimaha adeegyada internet-ka iyo ku-hadalka taleefannada gacanta, go’aankan oo ay shirkaduhu h**e ugu dhawaaqeen.

Qiimaha adeegyadu waxa ay ahaan doonaan sidii h**e, ilaa amar dambe, iyada oo Xukuumaddu si degdeg ah wada-hadallo arrintan la xidhiidha ula yeelan doonto shirkadaha bixiya adeegyada internet-ka iyo ku-hadalka ee Jamhuuriyadda Somaliland.”

Madaxweyne Cirro.

Chelsea hampalo
13/07/2025

Chelsea hampalo

Hoos noogu reeb magaalada aad nagala socoto
13/07/2025

Hoos noogu reeb magaalada aad
nagala socoto

Boodhari muufadiisii baan booqday  ugu falgalka badanCabdirisaaq BiindheHanad AdamJiilka
13/07/2025

Boodhari muufadiisii baan booqday
ugu falgalka badan
Cabdirisaaq Biindhe
Hanad Adam
Jiilka

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed Cabdirashiid Bulshaawi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maxamed Cabdirashiid Bulshaawi:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share