
17/08/2025
"saaxiib hadaa hormar rabdid inaa gaardid Hooyadaa ka duceyso. Ducada Hooyadeey ayaa maanta ku imid dalka Mareynkanka, waalidkaada hadaad ka duceysadid oo wax ka maqashid waad ku guuleysan.
waligeey intaan baraha bulshada soo fadhiistay ma dhihin mareynkan ayaan aadayaa. ilaahey ayaa halkaan i keenay, faan igama ma aha."
sidaas waxaa yiri Caanka oo kamid ah dhalinyarada aalada Tiktok caanka ah oo mareynkan galay shalay.
Amerika ku orod orod beey noqotay. Lol