Nugaal Media Group

  • Home
  • Nugaal Media Group

Nugaal Media Group ka daalaco warar sugan oo xaqiiqda ku salaysan

12/07/2025

Jabhadda PKK oo dhigtay hubkeeda ka dib xabbad joojin ay la gashay waddanka Turkiga.

11/07/2025
17/06/2025

Saldhiga degmada Gumbax ee gobolka Raasi-casayr iyo booqashada Xildbibaan Gabayre.

“  oo sheeganaysa dowlad ka go'day Soomaaliya, dal iyo dad ka tirsan Puntland-na doonaysa in la yidhaahdo; Raalli baan k...
12/06/2025

“ oo sheeganaysa dowlad ka go'day Soomaaliya, dal iyo dad ka tirsan Puntland-na doonaysa in la yidhaahdo; Raalli baan ka nahay rabitaankooda waa fahan-darro-siyaasadeed, waa in ay raalli-gelin bixiyaan ragga caadaystay garab-siinta goonni-goosadka.” — Xildhibaan Mursal Maxamuud oo Gobolka Sanaag ku metela Baarlamanka Puntland.

11/06/2025

Magaaladan Magaceeda la iska rabaa?

DEG DEG: Siyaasiyiin iyo aqoonyahanno ka soo jeeda gobolka Mudug ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay kaga hadlayaan xaala...
11/06/2025

DEG DEG: Siyaasiyiin iyo aqoonyahanno ka soo jeeda gobolka Mudug ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay kaga hadlayaan xaaladda gobolka. Waxay ku baaqeen in la isugu yimaado shir ballaaran oo lagu gorfeeyo xaaladda taagan iyo sidii xal waara loogu heli lahaa.

Reer Nugaaleed maxay tahay sababta uga aamusan yihiin horumar la,aanta ka jirta gobolka?  Ma isweydiisay Mashaariicdii 6...
31/05/2025

Reer Nugaaleed maxay tahay sababta uga aamusan yihiin horumar la,aanta ka jirta gobolka? Ma isweydiisay Mashaariicdii 6 jeer la dhagax dhigay xagee ku danbeeyeen?

Wadada Eyl iyo Dangorayo!
Wadada Garowr iyo Garacad!
Dhismaha Dekedda Eyl!
Dhismaha Airportka degmada Eyl!
Mashruucii biyo xireenka Dangorayo.

Bulshadu reer Nugaaleed ha baraarugto sida gobollada kale ee Puntland hana la xisaabtamaan Kuwa ku metala Puntland heer Xildhibaan ilaa heer Wasiir.

Extension
16/04/2023

Extension

 : Diiwaangelinta codbixiyayaasha Doorashooyinka qof iyo codka ah ee Puntland ayaa Maalintii 3-aad si habsami leh uga so...
14/02/2023

: Diiwaangelinta codbixiyayaasha Doorashooyinka qof iyo codka ah ee Puntland ayaa Maalintii 3-aad si habsami leh uga socota degmada iyo deegaanada hoosyimaada, Bulshada degmada iyo deegaanada hoosyimaada ayaa aad usoo dhaweeyay diiwaangelinta iyo doorashooyinka qif iyo codka ah.

Guddoomiyaha Gobolka Nugaal ee Guddiga Maxamuud Cabdirixmaan Xirsi ayaana maanta kormeer ku tagay qaar ka mid goobaha diiwaangelinta Degmada Dangoroyo iyo Deegaanada Hoosyimaada.



Address


Telephone

+252905527719

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nugaal Media Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share