Xuseen wehliye

Xuseen wehliye sharaf bay notahay inaa nagu soo biirti🫶

Rabbi ha u naxariisto wllken uma baan tacsi iyo baroor ee waa in laga tilaabo qaado arinkaan si dag dag ah sidoo kale wa...
18/04/2025

Rabbi ha u naxariisto wllken uma baan tacsi iyo baroor ee waa in laga tilaabo qaado arinkaan si dag dag ah sidoo kale waa in hoos loofiiriyaa oo la baaraa dadka kaan karada ah ee huurshe jooga rag iyo dumarba waxa abtiga loo yahay iyo naagaha la qabo in taba!

08/03/2025
27/02/2025

Villa Somalia

26/02/2025

Mahad abdale cawad laandheere ilaahay eelaygaan waxbaa kudhacay😄

Subax wngsn saaxiibo yaal,
07/02/2025

Subax wngsn saaxiibo yaal,

29/12/2024

somalia waxay kujirtaa marxalad aad uxun, oo marba marka kasii dan baysa kasii daraysa,
Mujtamacii somaliyeed intoota badan waxay noqdeen manaxayaal aan waxbo u aabo yeelayn, waxaa xargagoostay qabyaaladdii iyo casabiyaddii, waxaa lumay qiyamkii iyo karaamadii ummada
Alle subxaanu watacaalaa ummada somaliyeed quloobtooda haka saaro qabyaaladda iyo qurunka:

09/04/2024

Eid mubaarik dhammaan walaalaha muslimiin ta ah

Hub siino hal baa lasiistaa😀
07/02/2023

Hub siino hal baa lasiistaa😀

Address

Mogadishu

Telephone

+252617299998

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xuseen wehliye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share