
23/06/2025
ogaysiis ogaysiis
DUGSIGA HOOSE, DHEXE IYO SARE EE CIBAADU-RAXMAAN
Maamulka Dugsiga Cibaadu-Raxmaan wuxuu si xushmad leh ugu wargelinayaa dhammaan waalidiinta, ardayda iyo bulshada in:
Iskuulka uu qaban doono Barnaamijka Form Four Program - sanad kiisa 2aad
Maadooyinka lagu baran doono waa:
• Math (Mathematics)
• Physics
• Chemistry
• Biology
• Far-qurxin Laatiin
• Far-qurxin Carabi
waxaa loogu talagalay ardayda noqondoona fasalka 4-aad ee dugsiga sare sanad dugsiyeedka 2025–2026.
Sidoo kale:
Iskuulka waxa uu bilaabi doonaa koorso xisaabeed oo gaar ah oo loogu talagalay ardayda sanad dugsiyeedka 2025–2026 ee geli doona fasalka 8-aad.
Fiiro Gaar ah: Koorsooyinkani waa bilaash (lacag la’aan).
Isdiiwaangelintu waxay ka socotaa xafiiska iskuulka.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir: 0615044939 / 0625044949/0619423875
Taariikhda Bilaabashada: 1/07/2025
Taariikhda Dhamaadka: 1/09/2025
Hidaaya Production