Kaahiye Magazine

  • Home
  • Kaahiye Magazine

Kaahiye Magazine Qoraa waliba wuu dhiman doonaa, wuxuu gacmihiisa ku qorayna
wax ka danbeeya oo ka hadha ayay noqon

"๐ƒ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š" 1-Ma ogtahay Qofkii ugu Horeryey ee Degga Xaramka in uu ahaa Haweeney waana Haajara.2- Ma ogatahy Qofkii ugu H...
24/10/2025

"๐ƒ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š"

1-Ma ogtahay Qofkii ugu Horeryey ee Degga Xaramka in uu ahaa Haweeney waana Haajara.
2- Ma ogatahy Qofkii ugu Horeeyey ee Rumeyey Rasuulka (CSW), in ay ahayd Haweeney waanna Khadiijah Bint Khuweylid.

3- Ma ogtahay Qofkii ugu Horeeyey ee Dhiigiisa islaamka u Daadiyey in ay ahayd Haweeney, waana Sumaya (Cammaar Aala Yaaser Hooyadiis).

4- Ma ogtahay in ilaahey soo Dejiyay Suurad dhan taas oo loo gaar yeellay Dumarka, waana Suuratu (Nisaa).

5- Ma ogtahay in Khudbatu Wadaac uu Rasuulku (CSW), yiri (Dumarka waxaan idiin Dardaarmayaa Khayr), uunna ku cel celiyay Saddex jeer.

6- Ma ogtahay in Rasuulka (CSW), uu yiri "Qofkii uu ilaahey siiyay Saddex Hablood, isla markaanna Edbiya ee Wanaajiya Eddebtooda waxa ay u noqonayaan kuwo Naarta ka Xoreeyaa.

7- Ma ogtahay jannada Allaah u Balan qaaday Mu'miniinta in la dhigay Lugaha Hooyooyinka Hoostooda.

๐—Œ๐—๐–บ๐—‹๐–บ๐–ฟ ๐—‚๐—’๐—ˆ ๐—„๐–บ๐—‹๐–บ๐–บ๐—†๐—ˆ ๐–ฝ๐—‚๐—‚๐—‡๐—๐–พ๐–พ๐—‡๐–บ ๐–ป๐–บ๐–บ๐—‡ ๐—„๐—Ž ๐—…๐–พ๐–พ๐—‡๐–บ๐—๐–พ๐—’ ๐–ฝ๐—๐–บ๐—Š๐–บ๐—‡๐—„๐–บ ๐—‹๐–พ๐–พ๐—‹ ๐—€๐–บ๐—…๐–ป๐–พ๐–พ๐–ฝ ๐—‚๐—’๐—ˆ ๐–ฝ๐—๐–บ๐—Š๐–บ๐—‡ ๐—„๐–บ๐—…๐–บ๐–ป๐–บ ๐—Ž๐—†๐–บ ๐–ป๐–บ๐–บ๐—๐—‡๐—‚๐—‡"

โœ๏ธ๐Ÿ’๐Ÿซถ๐Ÿผ

Address


Telephone

+252906801896

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaahiye Magazine posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share