Abdrahman Jaw

  • Home
  • Abdrahman Jaw

Abdrahman Jaw Dhacdooyinka maalin-laha ah, Sheekooyin wax tar leh, Bilicda dalka iyo dhiiri gelinta hormarka bulshada soomaaliyeed. Nagu soo biir oo nala jaan-qaad.🤛🤝

"Dhacdo ku qabsatay Saddex nin oo Nigerian ah, Madaarka Magaalada Dubia"Saddex nin oo u dhashay dalka Nigeria ayaa dhawa...
22/07/2025

"Dhacdo ku qabsatay Saddex nin oo Nigerian ah, Madaarka Magaalada Dubia"

Saddex nin oo u dhashay dalka Nigeria ayaa dhawaan lagu qabtay isku day yaab leh oo ay doonayeen inay si qarsoodi ah ugu safraan Dubai. Raggan ayaa xirnaa dhar dhaadheer, iyo indho-shareero, iyagoo iska dhigaya dumar Carbeed si ay uga dhuuntaan hay’adaha ammaanka una dhex galaan safarka haweenka.

Is qurxintooda iyo dharka la isticmalay ayey si cajiib ah u diyaariyeen, balse dhaqankooda oo laga shakiyay ayaa ugu dambayn keenay in la qabto. Ciidamada socdaalka ayaa si degdeg ah u ogaaday khiyaamada waxayna xireen raggaas.

Sawirro laga qaaday ayaa si degdeg ah ugu faafay baraha bulshada, iyagoo dadka badankood la yaabeen geesinimada iyo xirfada dhacdadan.

Haddana, arrintani waxay dhalisay dood ku saabsan hal-abuurka ay dadku u adeegsadaan si sharci-darro ah in ay u safraan. Haddii ay tahay fursad raadis ama nolol xun ka carar, ficilkan naxdinta leh wuxuu tusaale u yahay sida dad badani ugu dhiirradaan wax kasta si ay u gaaraan riyooyinkooda ama uga baxsadaan nololsha aaney ku qanacsanayn ee ay markaa ku sugan yihiin.

Abdrahman Jaw

Qaar ka mid ah Fariimaha saaxiibada Faalooyinka(Comment) bixiya.
22/07/2025

Qaar ka mid ah Fariimaha saaxiibada Faalooyinka(Comment) bixiya.

15/07/2025

Halyeeyo.

14/07/2025

Qisadan oo kale weli maku qabsatay?

01/07/2025

1-Luulyo iyo Cawaale.🔥

Abdrahman Jaw

12/04/2025

Somaliland vs Ssc-khaatumo.

Share.🤛

12/04/2025

"SSC-Khaatumo waa jiraysaa waa joogaysaa"
- Ra'iisul wasaaraha JFS

12/04/2025

Maamo safar u soo gashay soodhowaynta Ra'iisul-wasaare Hamze.

cumar caydiid

12/04/2025

Ugu danbayn wuu soo ambabaxay Ra'iisulwasaare Hamze.

12/04/2025

Laascaanood: Diyaar garowgii ugu danbeeyey ee Ra'iisul-wasaare Hamze.

25/01/2025

Laamaha amaanka bosaso ayaa war ka soo saaray xaaladda magaalada Bosaso.

24/01/2025

Tuurmasaale: Ciidanka puntland ayaa gacanta ku dhigay saldhigii ugu waynaa ee daacishta gobolka bari ku dhuumaalaysata.

Address


SOMALIA252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdrahman Jaw posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdrahman Jaw:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share