01/07/2024
"Dugsi waa dhul hooyoo,
Nin da'diisa tuugoo
Dawarsaday asaaggii
Doqonniimo weeyoo,
Dibad ruux u sahan tagay
Dulli waayi maayee,
Dalkayaga Ilaahow
Dhereg iyo daryeel iyo
Wax na deeqa nagu sii!" - Daryeel | 1978.
Alle ha unaxariisto. Maxamed Ibraahim warsame Hadraawi .