Somali Press

Somali Press Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Press, Video Creator, .

QISO IYO HALGANQisadii Nabi Ibraahim (CS) iyo dabkii weynaaNabi Ibraahim (CS) wuxuu ku dhex koray qoom caabudaya sanamyo...
13/09/2025

QISO IYO HALGAN

Qisadii Nabi Ibraahim (CS) iyo dabkii weynaa

Nabi Ibraahim (CS) wuxuu ku dhex koray qoom caabudaya sanamyo. Wuxuu u sheegay in sanamyadaas aysan wax taraynin. Markii ay ka diideen, wuxuu burburiyay sanamyadii, kaliya mid weyn ayuu ka tagay.

Qoomkiisii aad bay uga carooday, waxayna go’aansadeen in ay dab aad u weyn ku ridaan. Waxay soo uruursadeen qoryo badan oo dab ay shideen, dabkii wuxuu noqday mid aad u weyn oo xataa shimbiraha cirka maraya uu gubay kuleylkiisa.

Markii la tuuray Ibraahim (CS) gudaha dabka, Allah ayaa ku amray dabkii:
“كوني برداً وسلاماً على إبراهيم”
(“U ahoow/noqo qabow iyo nabad galyo Ibraahiim”).

Dabkii wuu qaboojiyey, Nabi Ibraahim (CS)na waxba ma gaarin. Taasi waxay noqotay mucjiso caddaynaysa qudrada Alle iyo in kuwa runta sheegaa Alle ka badbaadinayo.

XIGASHO

12/07/2025

Ogaysiis ogaysiis ogaysiis
Waxaa la ogaysiinayaa umada muslimiinta ah dal iyo dibadba jooga in loofuray madarasatu anwaaru diin madarasadune waxay kusoconaysaa 𝑯𝒂𝒃 𝐎𝐧𝐥𝐢𝐧𝐞 ah baro diintaada adoo jooga gurigaaga Ama Goobtaada Shaqo

Fursadaan Waxay aad u Anfacaysaa Dadka Waa Wayn ee ka daahey Barashada Quraanka Rag iyo Dumarba iyo Dadka Qurbaha Jooga ee aan heli karin Meel ay ku bartaan diinka alle Waa Fursad qaaliya
Kafaa.ideyso walal Labarada hoos ku qoran kala xariir

Fadlan linkiga hoose soo raac
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://wa.me/qr/4B7VSG4I7UB2C1

SHERE GAREEY

Hambalyo Hambalyo Hambalyo 🎊🎉Waxaan halkaan hambalyo buug difaacasho ah hawada u marinayaa saaxiibkeey marna walaalkeey ...
29/01/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo 🎊🎉

Waxaan halkaan hambalyo buug difaacasho ah hawada u marinayaa saaxiibkeey marna walaalkeey Mohamed Cabdi Xuseen ahna maamule ku xigeenka dugsiga Ilays primary school oo difaacday buuga heerka koowaad ee Jaamacada.

Runtii buug difaacashado ma ahan hawl fudud balse heegsigeeda hormarineed waxaa miraheeda guran kara ruuxii dadaala.

Hambalyo saaxiib waa tilaabadu koowaad midaan kuwo kale oo ka waawayn kana farxad badan ayaa kuu rajaynayaa.

27/12/2024

Qiso la yaab leh😭🥹Saciid binu jubayd iyo Xajaaj binu yuusufAll the rights belong for the owners.!

26/12/2024

Aamiin soo qora 10 qof sii gaarsii “Daaci mukhtaar”

19/11/2024

Khudbad ka hadlaysa ahmiyada cilmiga
xafladi Qalin jabinta ardayda Machadka AL-Aflax . معهد الأفلح

18/11/2024

Waa codka Qaariga da’da yar ee Cabdirixmaan Maxamad Cabdi oo kamid ah Ardayda Machadka AL-Aflax . معهد الأفلح Xafladi Qalin-jabinta Ardayda

Q2AAD ee sawiradi xafladi qalin jabinta ardayda Machadka Machadka AL-Aflax   . معهد الأفلح ee magaalada gaalkacyo
17/11/2024

Q2AAD ee sawiradi xafladi qalin jabinta ardayda Machadka Machadka AL-Aflax . معهد الأفلح ee magaalada gaalkacyo

Sawirada Q1aad Dufcadi 05aad ee ka qalin jabisay machadka   gaalkacyo Munaasabaddaan oo loo qabtay ardayda baratay Qur'a...
16/11/2024

Sawirada Q1aad Dufcadi 05aad ee ka qalin jabisay machadka gaalkacyo

Munaasabaddaan oo loo qabtay ardayda baratay Qur'aanka kariim qowlka eebe iyo xiftintinta quraanka ee machadka ee barashada Qur'aanka iyo culuumta shareecada islaamka ayaa lagu qabtay magaalada galkacyo ee xarunta gobalka mudug.

Waxaan ka soo qeyb galay munaasabada lagu dhiiri galinahay ardayda masuuliyiin kala duwan sida maamulka degmada galkacyo, Maamulka degmada af-burwaaqo, masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada, qaarka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka, culumo u’diinka gobolka, odayaasha, Haweenka iyo bulshada qeybaheeda Kala duwan.

Ardayda ayaa soo jeediyay qayb kamida culuumti ay ka barteen Machadka Sida:-
Qur’aanka kariimka ah ee qawlka eebe
Luuqada carabiga
Luuqada English-ka
Khudbado(Lectures) ku baxayay luuqada carabiga
Qaybaha kala duwan ee culuumta diiniga sida:-
Fiqhiga iyo Naxwaha
Wada sheekaysiyo English iyo Carabi ku baxayay
Taas oo kuu muujinaysa Dadaalka barayaasha Machadka oo ardaydooda ka dhisay Diiniga iyo Maadigaba.

Address


Telephone

+252907458495

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Press posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Press:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share