Mu'assasatu Nuurul-shamsi مؤسّسة نور الشّمس للدّعوة والتّنمية

  • Home
  • Mu'assasatu Nuurul-shamsi مؤسّسة نور الشّمس للدّعوة والتّنمية

Mu'assasatu Nuurul-shamsi مؤسّسة نور الشّمس للدّعوة والتّنمية Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mu'assasatu Nuurul-shamsi مؤسّسة نور الشّمس للدّعوة والتّنمية, TV Channel, .

DHIGDHIKO: Ardada Wax Kabarata madarasada Umul'quraa Ee magaalada Dhikdhiko Aya Ufariistay Imtixaanka shahadiga ah ee 8a...
27/06/2025

DHIGDHIKO:

Ardada Wax Kabarata madarasada Umul'quraa Ee magaalada Dhikdhiko Aya Ufariistay Imtixaanka shahadiga ah ee 8aadka ee gebogebada Dugsiga dhexe .

Imtixaanka ayaa waxa qaaday mamulka machadka imaamul-qasaali ee Magaalada Caabudwaaq .

Dhawaan waxa xaflad heer sara ah loo qaban doonaa Ardadaas, oo Waqti Badan Galiyay Barashada Sharciga Diinta islaamka ayagoo u gudbi doona dugsiga sare.

29/05/2025

معهد الإمام الغزالى للعلوم الشرعية واللغة العربية

عابدواق - جلجدود _ الصومال

Shariif C/xayyi Shariif Bashiir Oo ah Gudoomiyaha Mu'assasatu Nuul shamsi Ayaa Macalimiin Cusub geeyay dugsiya cusub O k...
28/04/2025

Shariif C/xayyi Shariif Bashiir Oo ah Gudoomiyaha Mu'assasatu Nuul shamsi Ayaa Macalimiin Cusub geeyay dugsiya cusub O kamid Noqonaya Kudhawaad 30 madaraso Oo horay Ay muassasada Oga Furtay Gooba kala Dubwan
Goobaha Ayaa waxa ay kukala yaalaan

1aad : qabalayga xiisaan oo hoostagta santarka ceeldibir gobolka doolo DDS
APRl 26/ 2025

2aad: qabalaha laansamatar hoostagta santarka laasocaanood gobolka qoraxay DDS

APRl 26/ 2025

شعارنا الدعوة والإخلاص

13/04/2025

Warbixin dhammaystiran: Santarka Ceel baxay : tartan qur'aanka kariimka ah ayaa loo qabatay in ka badan 120 arday oo ka socda 21 dugsi oo uu hoggaamiyo shariif cabdixayi Shariif Bashiir , waxaana lagu qabtay Ceelbaxay , qof walba wuxuu diinka u qabtay rabbina og dadkuna og .

📷 Abdifatah Falahfalah

Fadlan siigudbi kunasoobiir bartan : Masaajidka wayn ee Degmada Caabudwaaq mahadsanid .

Sawirro: Sentarka Ceel-baxay ee Gobalka Doollo ayaa lagu qabtay tartanka Qur'aanka kariimka ah oo ay soo qaban.qaabiyeen...
13/04/2025

Sawirro: Sentarka Ceel-baxay ee Gobalka Doollo ayaa lagu qabtay tartanka Qur'aanka kariimka ah oo ay soo qaban.qaabiyeen Mu'sasa Nuurul-Shamsi ayna ka qayb-galleen in ka badan 21 madraso oo hoostaga mu'sasada .

02/01/2024

Walaalayaal qabriga Xusuusta iyo Geerida mar kasta. Khayrka sii share garee

26/09/2023

Xafladda Soodhawaynta bisha Mowliid ee uu dhashay Nabigeena Muxamad ah صلي الله عليه وسلم ayaa waxaa lagu dhigay iskuulka October Primary & Secondary School .

Xafladda oo ay soo qaban-qaabiyeen Maamulka,Macalimiinta iyo Ardayda iskuulka ayaa waxaa kasoo qayb-galay: Culimada,Waalidiinta,Macalimiinta,Ardayda iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Xafladda ayaa waxaa laga aqriyey: siirada Nabiga صلي الله عليه وسلم,Nabi ammaan,Dugriyo iyo waliba khudbado kala duwan.

Alle hainaga yeelo kuwii Xabiibkeena صلي الله عليه وسلم uu u shafeeyo qaado oo jannada la gala.

📷 Ugaas

Xafladda soo dhawaynta Nabigeena Muxamad ah صلي الله عليه وسلم ayaa lagu qabtay iskuulka October Primary & Secondary Sch...
26/09/2023

Xafladda soo dhawaynta Nabigeena Muxamad ah صلي الله عليه وسلم ayaa lagu qabtay iskuulka October Primary & Secondary School .

📷 Ugaas

Bahda warbaahinta ee Degmada Caabudwaaq ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Gudaha Degmada Caabudwaaq waxay kaga arin Sadee...
18/07/2023

Bahda warbaahinta ee Degmada Caabudwaaq ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Gudaha Degmada Caabudwaaq waxay kaga arin Sadeen Sidii loo dardargalin lahaa Isku xirnaanshiyaha Warbaahinta Degmada iyo Sidii Hal dhinac oga soo wadajeesan Lahaayeen Warbaahintu Caqabadaha Ku gadaaman.

Kulankan ayaa Waxaa Qadka Taleefanka Oga qaybgalay Gudoomiyaha midowga Saxafiyiinta Galmudug ee UJOG mahad bashiir xilif oo Howlo shaqo oga Maqan Deegaanka.

Kulankan ayaa wariyaashu ugu danbeyntii Ku gorfeeyeen Qodobo muhiim u ah Isku xirnan shahooda.

XAFLADDA SOO DHAWAYNTA DHALASHADHII NABIGEENA SUUBAN ( صلي الله عليه وسلم )Xaflad looso agaasimay si heer sare ah taasoo...
05/10/2022

XAFLADDA SOO DHAWAYNTA DHALASHADHII NABIGEENA SUUBAN ( صلي الله عليه وسلم )

Xaflad looso agaasimay si heer sare ah taasoo ay soo agaasimeen: Maamulka,Macalimiinta,Waalidiinta iyo Guddiga Ardayda ayaa lagu qabtay October Primary & Secondary School . Xafladda waxaa kasoo qayb galay: Gudoomiyaha waxbarashada Caabudwaaq,Culimada,Waalidiinta,Ardayda iyo waliba Bulshada qaybaheeda kala duwan.

Nabigeena Suuban waa midka Sababta u ah in aan Maanta ku noolaano islaanimo, u tukano si xor ah, u cibaadaysano inagoon cidna ka baqayn, waa midka Naftiisa iyo maalkiisaba u huray sidii Diintu nagu soo gaari lahayd.

Waxaan Alle ka baryaynaa inuu Maalinta Qiyaamo Naga yeelo kuwii uu Xabiibkeenu u shafeeco qaado.

22/08/2022

"Gabadhu waa Cowro,hadii ay banaanka u baxdo waxaa fayd-fayda shaydhaanka"

Waa video faaiidooyin badan u leh gabdhaha.

📷 Salaam TV سلام

U adeegaha Bulshada Salaam TV   سلام  ayaa Maanta Sawiro ka qaaday qayb kamid ah Dhalinyarada Degmada Caabudwaaq, Halkaa...
02/05/2022

U adeegaha Bulshada Salaam TV سلام ayaa Maanta Sawiro ka qaaday qayb kamid ah Dhalinyarada Degmada Caabudwaaq, Halkaan Quruxda badanna waa .

📷 Salaam TV سلام

Address


Telephone

+252617356293

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mu'assasatu Nuurul-shamsi مؤسّسة نور الشّمس للدّعوة والتّنمية posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mu'assasatu Nuurul-shamsi مؤسّسة نور الشّمس للدّعوة والتّنمية:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share