Docol Media

Docol Media Warbaahin madax bannaan oo loo siman yahay, soona gudbisa waxqabadyada Bulshada iyo Horumarka!

Hambalyo Eng. Cabdirisaaq Cabdulaahi Shiikh Oo Loo magacaabay Maareeyaha Farsamada ( Technical Director) Ee ECOS Oo ah M...
06/10/2025

Hambalyo Eng. Cabdirisaaq Cabdulaahi Shiikh Oo Loo magacaabay Maareeyaha Farsamada ( Technical Director) Ee ECOS Oo ah Madal aan Siyaasi ahayn oo u taagan horumarinta dhaqaalaha iyo iskaashiga xirfadeed ee ka dhexeeya Soomaalida oo dhan.

Hal-abuurnimada, kartida iYo aqoonta uu leeyahaya Eng. Codkar Waa nin wax badan ku soo kordhin kara mas'uuliyadda uu xambaaray, garabkaaga Allah ha galo fans Docol Media

21/09/2025

Huurshe waxaa ka dhacay fal aad u foolxun meel ay ku bannaan tahay ma jirto in goob cibaado la gubo xataa Kaniisadaha Kirishtaanka lama oggola in la gubo.

Docol Media

19/09/2025

Waxaa laga soo warinayaa gobalada dalka qaar ka mid ah inuu ka billowday roobka dayrtu.
Gobalo ka tirsan maamulka Puntland gaar ahaan goabalada kala ah Bari iyo sanaag.
Docol Media
fans

18/09/2025

Wadajir iyo waxqabad muuqda
Hassan Sheikh Mohamud
Hamza Abdi Barre
Wasaarada Amniga
Docol Media
Top Fans

17/09/2025

للهم صل وسلم عليه
Qasiido macaan badan
Waxay ka timid maadixiinta Docol
Docol Media
Top Fans


Share iyo like inta nabiga jecel

16/09/2025

R/wasaaraha oo cabasha ka timid shacabka taas oo ay ka qabaan airporka ayaa indhihiisa kusoo arkay waxa ka socda Aden Adde International Airport wuxuuna ka carooday waxa meesha ka jira.
Hamza Abdi Barre waxa uu ka damqaday waxay shacabkiisu ka cabteen.
Qodobkaan waa astaan lagu yaqaano huggaamiyaha dhabta ah.
Docol Media
fans


15/09/2025

Rayralwasaaraha xukuumadda federalka soomaaliya Hamza Abdi Barre ayaa caawa markii ugu horraysay ka hadlay dhul bur-burinta ka socota caasimadda muqdisho.

Docol Media markasta kala soco wararka cusub

14/09/2025

Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug
Ayaa qabtay kulan looga hadlayay dardar-galinta amniga gobalka mudug.

Docol Media
Top Fans

14/09/2025

Ramla Cali- feeryahanadii Soomaaliyeed Oo dhawaan guul wayn ka gaartay Tartanka feerka Ayaa maanta Dalkeeda Hooyo dib ugu soo laabatay 🇸🇴 👏 fans

13/09/2025

Markastoo xuska nabiga la badiyo guushuna way badanaysaa.
Subax wanaagsan.
Ku saliya xabiibkeena NNKH

Docol Media

12/09/2025

Taliyaha Guutada 24-aad CXDS Diyaar iyo Guddoomiyaha Ceel-dheer Cabdi Baree oo ka warbixinaya dagaalkii saaka iyo xaaladda magaalada Ceel-dheer.
Docol Media
Top Fans

12/09/2025

Saakay ceeldheer
Waa la isku fara saaray
Allow waddanka nabad nooga dhig
Docol Media
Top Fans

Address


252

Telephone

+252613892008

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Docol Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Docol Media:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share