Eng moha yareh

  • Home
  • Eng moha yareh

Eng moha yareh halkan kala soco wartabinta ciyaaraha kuwii ugu danbeeyey welcome.

📊 Cristiano Ronaldo vs Lionel Messi - Career Stats:👕 Games Played:🇦🇷 Messi (1083)🇵🇹 Ronaldo (1261)⚽️ Goals:🇦🇷 Messi (850...
09/02/2025

📊 Cristiano Ronaldo vs Lionel Messi - Career Stats:

👕 Games Played:
🇦🇷 Messi (1083)
🇵🇹 Ronaldo (1261)

⚽️ Goals:
🇦🇷 Messi (850)
🇵🇹 Ronaldo (923)

🎯 Assists:
🇦🇷 Messi (379)
🇵🇹 Ronaldo (257)

🥅 Free-Kick Goals:
🇦🇷 Messi (66)
🇵🇹 Ronaldo (64)

💨 Penalty Goals:
🇦🇷 Messi (109)
🇵🇹 Ronaldo (172)

⭐️ Ballon d’Or:
🇦🇷 Messi (8)
🇵🇹 Ronaldo (5)

🥇 Golden Boots:
🇦🇷 Messi (6)
🇵🇹 Ronaldo (4)

🏆 Trophies:
🇦🇷 Messi (46)
🇵🇹 Ronaldo (35)

🔥🔥🔥

BREAKING: Marcelo ayaa ka fariistay kubada cagta.
06/02/2025

BREAKING: Marcelo ayaa ka fariistay kubada cagta.

🇧🇷 Neymar Jr. won Man of the Match on his return debut against Botafogo!🕥 45 minutes played👟 24/29 accurate passes (83% ...
06/02/2025

🇧🇷 Neymar Jr. won Man of the Match on his return debut against Botafogo!

🕥 45 minutes played
👟 24/29 accurate passes (83% accuracy)
😳 2 chances created
🥅 1 shot on target
🔥 64 touches
🌀 3 successful dribbles
🎯 9 passes into the final third
🛡️ 3 recoveries
💪 8 ground duels won (most)
📌 5 fouls won (most)
⭐ 7.2 match rating

The magician is back! 🪄

Cristiano Ronaldo wiilkiisa, Cristiano Junior, ayaa jabiyay rikoorka kubbada cagta Saudi Arabia ee da'yarta U15 jirada k...
06/02/2025

Cristiano Ronaldo wiilkiisa, Cristiano Junior, ayaa jabiyay rikoorka kubbada cagta Saudi Arabia ee da'yarta U15 jirada ka dib markii uu 10 gool u dhaliyay kooxda Al Nassr U15 kulankii ay la ciyaareen Al-Itixaad.

Maalmo ka hor, kooxda Al-Nassr U15 ayaa 7-0 ku garaacday Al-Hilaal, iyadoo Ronaldo Jr uu kooxdiisa u dhaliyay 7 gool.

Tani waxay la macno tahay in wiilka Cristiano Ronaldo uu dhaliyay 17 gool labo kulan oo kaliya.

🚨🚨🚨🚨 Degdeg - Rasmi ah: Weeraryahanka weyn ee Gonzalo Garcia ayaa looga yeeray Real Madrid kulanka ay berito la ciyaari ...
06/02/2025

🚨🚨🚨🚨 Degdeg - Rasmi ah: Weeraryahanka weyn ee Gonzalo Garcia ayaa looga yeeray Real Madrid kulanka ay berito la ciyaari doonto Leganes kulan ka tirsan Copa del Rey. Si degdeg ah u fiiri nambaradiisa: Kulankii ugu dambeeyay ee Real Madrid Castilla waxa uu dhaliyay super hatrick 13-kii kulan ee ugu dambeeyay ee uu ciyaaray waxa uu dhaliyay 16 gool • Waxa uu dhaliyay 19 gool 22 kulan • 3 Caawin Gooldhaliyaha ugu sareeya horyaalka

Frenkie de Jong ayaa qirtay inuu filayay in wax ka badan seddex koob  uu la qaadi doono Barcelona markii uu saxiixay.
02/01/2025

Frenkie de Jong ayaa qirtay inuu filayay in wax ka badan seddex koob uu la qaadi doono Barcelona markii uu saxiixay.

Mid ka mid ah beddelka seddexlaha ugu fiican ee aad waligaa ku arki doonin finalka tartanka weyn 🔥Iyadoo kooxdiisa ay 0-...
02/01/2025

Mid ka mid ah beddelka seddexlaha ugu fiican ee aad waligaa ku arki doonin finalka tartanka weyn 🔥

Iyadoo kooxdiisa ay 0-0 ku dhamaatay, Lionel Scaloni ayaa soogaliyay saddexdan player kuwaas wax badan kabadaly ciyaarta 🏆

Barcelona ayaa halis ugu jirta in Dani Olmo uu maqnaado qaybta dambe ee xilli ciyaareedka ka dib markii ay maxkamadi dii...
29/12/2024

Barcelona ayaa halis ugu jirta in Dani Olmo uu maqnaado qaybta dambe ee xilli ciyaareedka ka dib markii ay maxkamadi diiday dacwadda kooxda ee ah in la kordhiyo diiwaangelinta weeraryahanka wax ka badan 31-ka December.

29/12/2024

Ronaldo ayaa aaminsanaa in Vini Jr ay ahayd inuu ku sawiro Ballon d’Or xilli h**e 🏆

C.ronaldo 🐐 🗣 ani ahaan tay vinicius wuu uqalmay inuu ku guulaysto kubada dahabka ah

Vini:🗣 haduu cristiano dhahay waxaad tahay kan ugu fiican,markaas waan rumaysan doonaa

Address


Telephone

+252637423780

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng moha yareh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share