01/07/2025
๐ธ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ โ Koorsadii Digital Camera & Photography!
Anfac Media waxay si guul leh u qabatay tababar hordhac ah oo kusaabsan Digital Camera & Photography, waxaana ardaydu heleen faham qoto dheer oo la xiriira isticmaalka kaamirada iyo sawir qaadista xirfadeed.
๐ Waxaa sidoo kale loo sameeyay Drone Demonstration, iyadoo ardaydu si toos ah u daawadeen una fahmeen sida drone-ka loogu adeegsado shaqooyinka muuqaal sameynta โ taasoo qayb ka ahayd waayo-aragnimada dhabta ah ee koorsada.
๐ฏ Koorsadan dhameystiran ee Digital Camera & Photography waxaa si rasmi ah loo bilaabi doonaa dhowaan, waxayna socon doontaa 3 bilood.
๐ฅ Isdiiwaangelintu waa furan, cid kasta oo danaynaysa ha buuxiso foomka si ay u hubiso booskeeda!
๐ Isdiiwaangeli hadda:
๐ https://bit.ly/4lb7C05
๐ Mahadsanidiin dhammaan ardaydii ka qeyb gashay tababarkii maanta!
La soco Anfac Media si aad uga mid noqoto xirfadlayaasha mustaqbalka!
[7/1, 8:38 PM] The Eagle: ๐ธ WAXAA NOO QABSOOMAY โ Koorsadii Digital Camera & Photography!
Anfac Academy waxay si guul leh u qabatay tababar hordhac ah oo kusaabsan Digital Camera & Photography, waxaana ardaydu heleen faham qoto dheer oo la xiriira isticmaalka kaamirada iyo sawir qaadista xirfadeed.
๐ Waxaa sidoo kale loo sameeyay Drone Demonstration, iyadoo ardaydu si toos ah u daawadeen una fahmeen sida drone-ka loogu adeegsado shaqooyinka muuqaal sameynta โ taasoo qayb ka ahayd waayo-aragnimada dhabta ah ee koorsada.
๐ฏ Koorsadan dhameystiran ee Digital Camera & Photography waxaa si rasmi ah loo bilaabi doonaa dhowaan, waxayna socon doontaa 3 bilood.
๐ฅ Isdiiwaangelintu way furan tahay, cid kasta oo danaynaysa ha buuxiso foomka si ay u hubiso booskeeda!
๐ Isdiiwaangeli hadda:
๐ https://bit.ly/4lb7C05