Sanaag Media Inc

  • Home
  • Sanaag Media Inc

Sanaag Media Inc Warar Deg Dega o Sugan

Hambalyo xildhibanada golaha wakiiladda Dowlad goboleedka waqooyi Bari Somalia.
17/08/2025

Hambalyo xildhibanada golaha wakiiladda Dowlad goboleedka waqooyi Bari Somalia.

16/08/2025

Liiska baarlamaanka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa la shaacinayaa Goor dhow halkan kala socda👀

"Xilli waxaan joognaa dowladnimadii iyo qabyaaladii isku milmeen,waxaana dhallinyarada kula dar-daarmayaa in ay qabyaala...
16/08/2025

"Xilli waxaan joognaa dowladnimadii iyo qabyaaladii isku milmeen,waxaana dhallinyarada kula dar-daarmayaa in ay qabyaaladda iska ilaaliyaa"Madaxweyne Deni

16/08/2025

Ceelbuh:

waxaa ka qabsoomay kulan kulkaas oo daarna horumarinta tayaynta waxbarashada degmada ceelbuh kulankan ay so abaabuleen aqoonyahanka degmada ceelbuh aqoonyahan dr sakariye cabdi aqoonyahan ahna agsime cabdrihman cali

Waxaa nasiib darro ah in Guddiga doorashooyinka heer federal ee Somalia, oo uu hoggaaminayo Saadaq Abshir iyo madaxa hee...
16/08/2025

Waxaa nasiib darro ah in Guddiga doorashooyinka heer federal ee Somalia, oo uu hoggaaminayo Saadaq Abshir iyo madaxa heer Dawlad goboleed ay ka dhigeen NGO gaar loo leeyahay.

Somalidu waxay tidhaahaa, “UMUSHA WIXII U DAN AH AYAA ILMAHANA U DAN AH”
D.GWB dan waxaa u ah cidii midnimadeeda ka shaqaynaysa.

Waxay kale oo somalidu tidhaahaa, “NIMAAN KUU FURI DOONIN YAANU KUU RARIN”.

Dadwaynaha reer WB dantoodu waa midnimo, iyo in Maamulka hada la qabyo tirayo, aan mashruuc bulshada lagu kala qaybinayo lagu soo dhex tuurin, kaas oo ay wadaan shaqsiyaad lagu yaqaano in aanay waligood ka shaqayn dan bulsho, hadana lagu tuhun san yahay in ay ragaadinta dadka ku hawllanyiin.

Mashruuca doorashadu waa mid loo baahan yahay, ayna tahay inuu ka fulo, Xadhadhan iyo Buuhoodle ilaa Ceelaanyo iyo Laasqoray.

Shaqaalaha guddigaasi na waa inuu ka koobnaado, bulshada wada degta BEDKA dhulka W.Bari oodhan, waase marka laga shaqaynayo dan ummadeed.

DFS waxaan u sheegayaa in aannu diyaar u nahay inaanu si buuxda ula shaqayno, lkn ha ogaato dawladdu in aanay soo dirsan dadkii Maamulka WB mashaariicda dawladda dhexe soo gaadhsiin lahaa, inay si’ hufan u fuliyaanna awoodeeda lahaa.

Ex Wasiirka Warfaafinfa Dawlada Waqooyi Bari Soomaaliya.
Najiib Barkhadle

Ceelbuh:waxaa ka qabsoomay kulan kulkaas oo daarna horumarinta tayaynta waxbarashada degmada ceelbuh kulankan ay so abaa...
16/08/2025

Ceelbuh:waxaa ka qabsoomay kulan kulkaas oo daarna horumarinta tayaynta waxbarashada degmada ceelbuh kulankan ay so abaabuleen aqoonyahanka degmada ceelbuh aqoonyahan dr sakariye cabdi aqoonyahan ahna agsime cabdrihman cali..

Sanaag Media Inc

"Dareenka iyo daqnashada   ee kaligaa Dubai kala timid maxay tahay? Dantaada iyo tan   kala sooc. Diidnay  -Deni ama "De...
16/08/2025

"Dareenka iyo daqnashada ee kaligaa Dubai kala timid maxay tahay? Dantaada iyo tan kala sooc. Diidnay -Deni ama "Denicracy" Sidaas waxaa yiri Wasiirkii h**e ee Qorahaynta Puntland Maxamed Said Faroole

Address


Telephone

+252907808093

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sanaag Media Inc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sanaag Media Inc:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share