21/09/2025
: Uk, Canada & Australia ayaa ku dhawaaqay in ay aqoonsadeen madax-banaanida Dowladda Falastiin, iyada oo lagu wado in dowlado kale oo Yurub ahna ay ku xigi doonaan.
"Maanta, si loo soo nooleeyo rajada nabadda ee Falastiiniyiinta iyo Israa|l, iyo in la helo xal laba dawladood ah, Boqortooyada Ingiriiska waxay si rasmi ah u aqoonsan tahay Dawladda Falastiin,” — Raysal wasaaraha UK, Keir Starmer.
Al-Qudus Media.