Shoobare

Shoobare waa boga rasmiga ah ee kayga
yuusuf mudiin suubiye

soomaali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Welcome

10/05/2025

Asc reer hirshabeele

Naguma matelyo arinta uu sheegaayo ninkaan hir_shabeele waxa ka jirana Dadka deeganku waa ay ogyihiin soomaalina waa ogtahay anaguna waan ognahay

Ninka diidan in mashruuc laga hirgeliyo gobolka hiraan waan garanay ee waayo

Ninka diidayo in wadadii jowhar iyo Airport ka laysku xiro mashruucii ahaa

Ninka diidan in shabeeladii_dhaxe_somalia laga saaro cadawga oo ku bixiya lacagta oo gacanta cadawga u geliyay deegaanadii laga saaray 2year ago ee

Aadan yabaal
Ceel baraf
Miirtaqwe
Caadley
Ceel bacad
Ruun nirgood
Alkowther
Cali guduud

Waayo

Ninka ka shaqeeynaaya isku dirka beelaha walalaha ah ee wada dega shabeelada dhaxe& hiiraan waayo

Ninka isbaarada dhigta islana saxan waayo

Ninka hor_mar u diidan oo mashruucyadii ay lahaayeen bulshada iyo maamulkaas kaligiis lunsaday waayo

Ninka maalinba magcaabis wax qabad la,aan ah ee warqadaha Tira beelka ah xafiiska ka buuxsaday waayo

Ninka hay,adihii dowliga ahaa ee hirshabeele laheed kala fogeeyay waayo

Ma jiraa maanta ciidan hirshabeele leedahay oo ka howl_gala deeganada hir_shabeele oo mideysan

Runta aan isku sheegno inta aan nin jecleysi meel soo dhigno

Aan duubka u wada xirano sidii loo heli lahaa hir_shabeele lagu mideysanyahay hormarna u jiheysan

Aan ka wada shaqeyno sidii deeganada si isku mid ah oo mideysan looga xureyn lahaa cadawga AS loona gaarsiin lahaa adeegii dowladnimo oo dadkaas u baahnaa

Taageero indha la,aan ah ee xaan cunaa ku egna Ka gudubno

W/T /W/W/W
Shoobare

26/04/2025

Khaliif c/qaadir mo,alim nuur hogaamiye daacad ah

26/04/2025

Soomali iyo reer kaaraan

19/03/2025

H

Waxaan salamayaa qof kasta oo soomali ah Waxaan lahadlayaa qof kasta oo soomali ah Waxaan idin xasuusinaa oon is wada xa...
02/02/2025

Waxaan salamayaa qof kasta oo soomali ah
Waxaan lahadlayaa qof kasta oo soomali ah

Waxaan idin xasuusinaa oon is wada xasuusineynaa

Dowladii soomaaliyeed waxa ay mar walba umahad celiyaan dowladi mareykanka
Waxaan maqalnaa mar walba dowlada oo war saxaafadeed soo saarto oo dhaheysa waa ay mahadsanyihiin saaxiibada caalamka oo taakuleyn la garab taagan ciidanka soomalida
Mareykanku waxa uu ka shaqeeyaa aminiga somalia

Waxa uu noo tababaray ciidamo waxa uuna na siiyay hub iyo dhaqaalo

Bal ma is weydiinaa dagaalkii loogu magac deray

ee ciidamo mareykan lagu dilay diyaaradna looga soo riday 32sano kahor 1993
Sidee ayaan ku ilaawnay anaga kuwii naga dhintay waqtigaas
Masa jiraa wadan taakulo iska siinaya wadan cadawgiisa ah oo caalamka oo idil ku ceebeeyay waa maya

Mareykanku weli ma uusan ilaabin 20sno kabadan oo na gumeysanayayna oo shaati kale nagu dhameyay oo As noo adeegsaday kuma sabrin oo weli in uu na dabar jaro ayuu diyaar u yahay

Hadii aan runta usoo laabano oo aanan riyo been ah isku sheegin mareykan waa cadawgeyna 1aad

1,argagixiso asiga ayaa nagu dhax abuuray

2,waxa uu dadkii soomaaliyeed u diiday in ay dhaqaalahooda ay isticmaalaan oo dollar mareykan bi's ayan wada rabnaa manta

3,siyaasad soomali ma degi kareyso ilaa dhaqaalaha mareykan laga maarmo oo soomali isku filnaato

4,khawaarij iskama xureyn karno ilaa xarumaha mareykan ku dhax yaalaan bali doogle &xalane& guud ahaan gudaha somalia

5, hormar magaari kareyno ilaa ay siyaasiyiintaynu fahmayaan in mareykan cadawgeyna uu yahay

6,Hormarna ma gaari kareyno ilaa ay ganacsatadu fahmayaan in ay dhaxalkii ay lahaayeen ee ahaa dal&dad ba ay dayacanyihiin waxa ay wadamada kale ugu cararayaana ay ka ogaanayaan in ay riyo been abuura ay tahay

7,nabadna ma heleyno ilaa ay ciidamadeynu kamarmaan ciidamo shisheeye ah oo difaac u galo

Sidee uga bixi karnaa dhibaatada uu maanta la daalaa dhacaayo wadankeyna oo ula tartami karnaa dunida inteeda kale

Waxaan uga baxeynaa

1,shacab soomaaliyeed meel kasta hajoogo oo isku duuban aan qabiil qabiil isku kala qaadeyn kana fikira mustaqbalka jiilka naga dambeeya

2,Shacab la xisaabtami kara madaxdayna runtana u sheegi kara

3,Shacab fikiraaya oo wax soo saari kara dhinac walba iskugu jira

Waxyaabaha muhiimka noo ah inaan soo saarano ama helno oo dowladu garab nagu siiso

1,Lacag uu dalkaynu leeyahay oo aan uga maarano dollar

2,Luqadeyna soomaaliga ah oo aan kuwada hadalno luqadaha kalena meel iska dhigno

3,dhulkayna oo kala soo baxno dhaqaalaha kana maarano waxa dalka laga helaa ee dibada nooga imaanaya

4, in aan dhiiri gelino dadka wax soo saarka leh ee ay ugu horeeyaan enginer_ada



kuna dar wixii aan ka tegay

02/02/2025
17/01/2025

oh my lord I ask you for guidance and support in my life

jabuuti

17/01/2025

Waaweyn kii

Jumca sii dhamaaneysa Salaman
17/01/2025

Jumca sii dhamaaneysa
Salaman

30/12/2024

26/12/2021 waa tiktoker can ka ah barta social media ha soomalidu ku kulanto

26/12/2024 waa doctor ka howl gala mugadisho fertility center hospital

Waxa ay tiri mustaqbalku maahan in tiktok la dhax fadhiyo ee hadba meel wax laga sheego ee waa in wax labartaa oo mustaqbal noloshaada &dadkaaga & dalkaaga anfacaya aad sameysaa

Waa fariin ay dirtay gabadhaan soomaaliyeed ee mar Tiktoker Soo aheed maanta aha Doctor

Waxa ay fariintaan u dirtay dadka maanta tiktok caanka ka ah ee waqtigooda ku bixiya isku dirka qabaailka iyo kala geynta soomaalida

Waxaan rajeynaya in ay ku dayan doonaan gabadhaan soomaliyeed oo ay roll model u naqan doonto gabdhaha&wiilasha soomaaliyeed ee PHD BACH wata ee mustaqbal xumada ku socda manta & kuwa waxbarashada seegay ee u maleeya in Tiktok ka qiima badanyahay waxbarashda

Ceyni mohamed Ahmed cayuuni qurux
Follow To Follow

 mugadisho somalia
05/11/2024

mugadisho somalia

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shoobare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shoobare:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share